Waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale

Waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale Riyada: Asc, waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale islaanteydana saas ii fiirinryso Maxay tuseysaa riydaan ? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faqri daran iyo dhibaato la xiriirta dhaqaale la’aan waxaana lag ayaabaa xaaskaaga inay ku dhibsato Riyada guud ahaan waa arrin tilmaamayso dhaqaalaha […]
Riyada maalin ciid ah maxay tahay

Su’aasha: Asc daruur waxan 3 habeen oo isku xigto ku riyonaye ayado aan mel farxad ah oo ciid ah joogo Jawaabta: Riyada waa bishaaro iyo khayr iyo mustaqbal fiican oo farxad leh adiga ku sugayo, inshaa Allaah waxaa kuu hirgalaya waxyaalaha aad rajaynayso inaad hesho, waliba sedex jeer riyada ay kugu soo noqnoqotay taas waxay […]
