Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigoo sii galaya school primary aan dhigan jiray

Waxaan ku riyooday anigoo sii galaya school primary aan dhigan jiray Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo sii galayq school primary aan dhigan jiray Inan albaaka taagan igu leh habsan ayaad tahay ana aan leeyahay waqtigii maa la bedalay Haa waxaan galay class kii aan ku dhigan jiray bari hore waxa lagu qurxiyay class […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo seef gacanta midig ku haysta ayaan ku so baxay haween

Waxaan ku riyooday anoo seef gacanta midig ku haysta ayaan ku so baxay haween Riyada: Asc Waxaan ku riyooday anoo seef gacanta midig ku haysta ayaan ku so baxay haween dhar dhaqanaya mid kamida haweenki ayay carartay waxan ku idhi seeftan anigu cidna kuma dhufanye qofta so qabta cidna ma dilaye Seeftuna aad ayay udhalaalaysay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar nin farjiga ka faraynayo ilaa ay ka biyabaxdo

Riyada gabar nin farjiga ka faraynayo ilaa ay ka biyabaxdo Riyada: gabar haday ku riyooto iyadoo nin farjiga ka faraynayo oo sidaas ay ku raaxaysanayso waliba biyaha shahwada kasoo baxayaan oo ninka gacantiisa ay ku halbayan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay guur u baahan tahay oo dareen badan ay leedahay mar kaste waxay niyadda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale

Waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale Riyada: Asc, waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale islaanteydana saas ii fiirinryso Maxay tuseysaa riydaan ? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faqri daran iyo dhibaato la xiriirta dhaqaale la’aan waxaana lag ayaabaa xaaskaaga inay ku dhibsato Riyada guud ahaan waa arrin tilmaamayso dhaqaalaha   […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah

Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga iyo gabar aan waa isku waxbarasho ahayn oo meel baraaga dhar ku dhaqayna oo xoodo aan ku warwarayno marka saaxiibtay waxay haysatay tusbax waxayna akhrinaysay saliga nabiga aniga afka uun ayaan adkaar iyo saliga nabiga ka akhrinaayay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dahaaro […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday wiil aan habrawadag nahay oo igu leh gaadhiga xagaas ku parking garee

Waxaan ku riyooday wiil aan habrawadag nahay oo igu leh gaadhiga xagaas ku parking garee Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday wiil aan habrawadag nahay oo igu leh gaadhiga xagaas ku parking garee ma garanayo anuu ee kalay nimco aduu gee waxaan ka sheekayana ala bishan 3 qof ayaa guursaday waaba bishii aynu ugu fiicnayne […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada safarka aan aadnay aniga iyo walaalkayga iyo wiil kale

Riyada safarka aan aadnay aniga iyo walaalkayga iyo wiil kale Riyada: Waxa kuriyode ani walalke iyo will saxibo yihin safar adne oo talxis oo kakuma anoko safarka. Iska bashaleno walashisa oo mesha jogdo oo iskul kabarato aya dimaneso. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada iyo dhaqankaaga. Waxaa laga yaabaa inaad xiriir la samayso qof […]