Categories
Sheeko Story

Sheeko wiil gabar camera qarsoon musqusha u dhigay kaddib booliska qabteen

Sheekadan waxay digniin siinaysaa gabdhaha oo guryaha dadka kale dharka iskaga baddalo ama musqulahooda ku qubeysto, samankan gabadha waxaa laga rabaa inaysan ku kalsoonaanin guri kale ama meel kale ama hoteel. Waayo waxaa badan kaamirooyinka aadka u yaryar oo aan la arkaynin. waana waayerless, si toos ayay moobeelka ugu xiran yihiin. Gabar ayaa jaamacad dhiganaysay, […]

Categories
News

Mu’adinka masjidka New Zealand markuu addimayay

Video muujinaya Mu’adinka masjidka la weeraray isagoo salaadda jumcaha u addimayo, weerarkana wuxuu dhici doonaa wax yar kaddib. Ninkan wuxuu ka badbaaday weerarka maanta ka dhacay masjidka, salaadda jimcaha ayuu u addimay. Video gan waxaa faafiyay abbihiisa  waa nin u dhashay casuudiga. wuxuu ku qoray meesha inuu Ilaahay ku mahdinayo wiilkiisa oo ka badbaadiyay dilka […]

Categories
News

Trump oo ka hadlay weerarka Masjidka New Zealand

Weerarka foosha xumaa caalamka si weyn ayuu ugu faafay. Hadda wax yar kahor madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa barta Twitter ku qoray hadalkan: Wuxuu yiri: My warmest sympathy and best wishes goes out to the people of New Zealand after the horrible massacre in the Mosques. 49 innocent people have so senselessly died, with so […]

Categories
News

Tirada dimishada masjidka New Zealand oo gaartay 49

Weerarka msjidka  ka dhacay dalka New Zealand oo tirada dhimashada oo gaartay 49 qofood. weerarka waxaa ka dambeeyay nin gaal ah oo naceb dadka soo hijrooday. waxaa lagu magacaabaa ninka Brenton Tarrant wuxuuna jiraa 28 wuxuuna u dhashay dalka Australia ninkan oo duubay dilka uu fulinayay maanta jamcaha salaadda khudba iyadoo lagu jiro

Categories
News

Argagixiyaha muslimiinta New Zealand masjidka ku laayay

Argagixiyaha muslimiinta New Zealand masjidka ku laayay Booliska New Zealand waxay sheegeen ninka argagixiyaha muslimiinta ku laayay masjidka waxaa lagu magacaabaa Brenton Tarrant wuxuuna u dhashay dalka Australia wuxuuna jiraa 28 sano. intuusan weerarka fulinin wuxuu faafiyay warqad uu ku sheegayo sababta uu u weeraryo masjidka ; wuxuu yiri aniga waxaan ahay nin cad oo […]

Categories
News

Sawirada weerarka Masjidka New Zealand

Sawirada weerarka Masjidka New Zealand Maanta salaadda jimcaha dad hubaysan ayaa xabbad ku furey muslimiinta iyagoo salaad ku jira dalka New Zealand. waxaa la sheegay inay gaarayaan dadka meesha ku geeriyooday 30 qof . booliska hal qof ayay qabteen dadka kale waa la raadinayaa sawirada waa kuwan> Maanta booliska waxay fareen dadka ajaanibta inaysan gurigooda […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko naag shaah iibiso wiil dhalinyar mobile si yaab leh uga xadday

Sheekadan waxay digniin u tahay ragga dumarka shaaha iibiyo la sheekaysto, wiilkan naag ka mid ah naagahaas marka ay kaniini ugu dartay shaaha ayay kicisay dareenkiisa kaddib moobeelka ayay ka xadday Wiil ayaa bartay naag suuqa ka shaqeyn jirtay, waxay iibin jirtay shaah. Wiilka wuxuu ka helay shaaheeda, maalin kaste wuxuu tagaa goobta ay shaaha […]