Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday anoo barida idaha soo iibsanayo

Waxan ku riyooday anoo barida idaha soo iibsanayo Riyada: Sheikh waxan ku riyooday anoo barida idaha soo iibsanayo iifasir xamilana wan ahay. Fasirka: Waa riyo aad u fiican, waxay tilmaamaysaa hanti xalaal ah oo si fudud lagu helayo sidoo kale waa daawo qofka hadduu xanuunsan yahay. Sidoo kale ilmaha caloosha aad ku waddo si fudud […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan kuriyoday wiilkayga 5 jir oo saxara is ka nadifinaya

Waxan kuriyoday wiilkayga 5 jir oo saxara is ka nadifinaya Riyada: Asc , waxan kuriyoday wiilkayga 5 jir oo saxara is ka nadifinaya yacni intu saxaroday bu iska daqaa.i fasir pls. Fasirka: Waa riyo fiican, wiilka wuxuu noqonayaa qof caqli badan oo wax badan dhaqsi ku baran karo. Ku dadaal wiilkaas si uu noqon lahaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin meyd guriga yaalla oo hooyo hilibkiisa cunayso

Riyada nin meyd guriga yaalla oo hooyo hilibkiisa cunayso Riyada: Sheikh waxaan ku riyooday riyo anoo gurigaayaga joogna ina laga dhex helo meed oo nin cad cad ah riyada waxan u maleenya inaa ku lahayn waa gaal kadib ninkii meedkiisa hooyaday ayaa hilibkiisi cuntay Riyo kalena waxa weeyi : Anoo meel socda nin aan aqoon […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn Fasirka: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn se aan garanayay markii oon leeyahay America dhulku waa halis wuu kula dumi karaa ama sidii los Angeles ayay guban kartaa 2Waxaan u tagay habo gurigeeda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo

Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Riyada: Sheikh marwo ayaan ahay waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal ninkaaga aad la gali doonto waxyna u eg tahay adiga inaad ku xadgudbayso, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso wixii dhib gurigaaga ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dayaxa oo iftiimaya oo falaar ku taagan

Riyada dayaxa oo iftiimaya oo falaar ku taagan Riyada: Asc Sheikh waxaan kuriyooday Dayaxa (bisha) oo full 🌕 ah oo iftiimeyso kabacdi wuxuu saan ugu soo tagnaa filaar wuxuuna usoo jeeday hoos inuu soo dhici rabo camal anigana waxaan ku dhahay familka soo orda guriga galayna yuu noo kasoo dhicin filaarta Sheikh isoo fasir Fasirka: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro

Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro Riyada: Jacelke hore oo kalatakne aya kuriyode ani iyo asiga bashaleno gol kuwada jirno marka sodamesane oo bixi rawo aya hoyo albabka sogaracde asiga wagari ayada albabka kafure sas aya ugubixi albabka. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir cusub ama inaad is arki doontaan adiga iyo wiilkaas. Laakin arrintaas […]