Riyada ninka asoo la raaxaysanaya gabar deris ay yihiin

Su’aasha: maxaa lagu fasiraa ninka haduu arko asoo u galmoonaya naag deris ay yiihin marka galmada riyada dhexdeeda waxaa ka baxayo biyo aad u badan oo sida kaadida oo kale ah biyaha way galayaan guriga oo dhan meesha oo dhan qoyan ayay noqonaysaa, markaas gabadhii iyadoo qaawan ayay banaanka aadaysaa oo dadka dhan ayaa meesha […]
Rootiga dhibka uu caafimaadka u geysto

Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday rootiga inuu dhib u keenaya qofka siiba caruurta subaxdii dugsiga u qaata. webka Health24 ayaan lagu qoray natiijada daraasaddaas la sameeyay. Waxaa la sheegay rootiga inuu dhib weyn u geysto dheefshiidka, taasoo keenaysa inuu socon waayo oo muddo uu caloosha ku jiro, taasna waxaa keenaysa qamadiga oo laga sameeyay […]
Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali Dadka soomaaliyeed waxay ka qaateen dunida koobka fashalka, marka aad arafto safiirka maraykanka siduu u hagayo kuwa isku sheegaya inay madax yihiin waxaa kuu muuqanayso sheekada aan kuu hayo. si kaste ha ahaatee ninkan wax yar ma ka wado dalka. xoolaha jooga wuxuu ugu cayaarayaa si yaab leh, iyaga waxayba […]
Waa maxay iimaanka jannada lagu galo

Waa maxay iimaanka jannada lagu galo Iimaanka dad badan muslin ah waxay u malaynayaan wax iska caadi oo afka kaliya laga dhaho. iimaanka oo Ilaahay ku sheegay diintiisa kaas ma aha, waa iimaan buuxa oo qofka janna ku galayo, iimaanka noocaas ah waa kan jannada sabab kuugu noqon kara, dad badan ayaa jira oo iimaanka […]
Galmada jeexa dabada xaaska maku furmeysaa

Galmada jeexa dabada xaaska maku furmeysaa Su’aasha: Cabsi ayaan ka qabaa haduu ninka iga furmay iyo in kale wuxuu iga galiyay geedka jeexa barida duleelka futada ama dabada ma galin waxan maqlay ninka haduu xaskisa geedka ka galiyo dabada way ka furmeysaa waxan raba inaad iga jahilbixisaan arinkan. Jawaabta: Marka hore intaanan ka jawaabin su’aashaada […]
Fasrika riyada jaridda timaha

Fasrika riyada jaridda timaha Riyada: Waxaan ku riyooday anoo timahayga iska jaray maxaa lagu fasiri karaa jaridda tiamaha. Fasirka: Qofka arko asoo timaha laga jarayo ama isaga iska jarayo waxaa lagu fasirr inuu iska gudi doono deyn lagu leeyahay ama inuu aadi doono xajka ama cumarada, waxaa laguu lagu fasiri karaa inuu qofka waddaddiisa la […]
Riyada uurka ama xaamilada

Riyada uurka ama xaamilada Riyada: Waxaan rabaa inaan ogaado fasirka riyada naagta uurka leh oo uurkeedu weyn yahay maxaa la dhihi karaa Fasirka: Uurka wax badan ayaa lagu fasiraa waxaa ka mid ah arrin muhim ah oo qofka sugayo ama murug daran oo qofka kusoo wajahan, naagta uurka leh waxay noqon kartaa arrin la sugayo […]
