Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday walashay iga wayn oo walashay iga yar usoo iibisay xijaab cad si dirayska school ay ugu xidhato ana aan la yaabanahay maxad usoo khasaarisay school 3bilood ayaa u hadhay wax yar kadib walashay yar wayba xidhatay xijaabkii oo school ayay udiyaar garoowday […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin kufsi iga rabo oo dhagax aan ku dhufanayo

Riyada nin kufsi iga rabo oo dhagax aan ku dhufanayo Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga oo maraya meel magaalada ka baxeedaa lkn laba guri oo isku dhaw ku yaalaan magaaladana ka go an ayaa waxaa igu soo orday nin raba inuu ikufsado waayo meesha dad kama dhawa markuu wax yar iisoo jiray ayaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kaxeynta geela waa maxay

Riyada kaxeynta geela waa maxay Riyada: Laba habeen oo isu dhaw ayaan ku riyooday anoo geel wada habeenka hore geelaan waday muu badnayn 3 ama 4 meelahaasuu ahaa qaarbaa dhalayay mid ama laba meel barwaaqo ah ayaan marayay hooya ila socotay hooyana manoola habeenkan danbe waxaan waday geel badan duuxbuu galay tog Ana wuu dhexqaaday […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cunida hilibka karsan

Riyada cunida hilibka karsan Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga oo jooga meel alla bari ka jiro islaan ayaa haysay wiil yar ay gabar uhaysay markay ku daashay ayay idhiibtay markaa ayaan ka walwalay inuu igu kaajo waayo salaad ayaan sugayay cabaar kadin waxaa naloo keenay cunto markaas ayaan waxaan kala baxay lafta dhuuxa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhimashada walaasha

Riyada dhimashada walaasha Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday walaashay dhimaneyso weyna nooshahay meydkeedana la waynaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha haddaan wali la guursanin in la guursanayo Dhimashada walaashada waxaa lagu fasiraa fogaanshaha ay ka fogaanayso qoyskeeda. Maxaayeelay naagta marka la guursado ninkeeda ayay raacaysaa. Haddii ay tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa arrimaheeda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaalkay isagoo naxsan iyo wax dhar cad xiran

Riyada walaalkay isagoo naxsan iyo wax dhar cad xiran Riyada: Asc sheikh Goorta riyada habeen Waxan ku riyoday anigo hurda walaalkay ayaa iso galay isago naxsan markasu igu yidhi waa maxay waxani wax dhar cad xidhan ayuu ahaa wajigisa lama arkayn marku ila hadlay hadalku wuu iga so bixi wayey naqaska igu dhagsana waxoga kadib […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka riyada caanaha garoorka Riyada: Waxan kuriyoday anigoo cabayo caana lo’aad oo garoor ah oo subag watan maehen caano danaan weymacanayen waxey kujireen weel weyn waxana kucabaaye labada gacmood fadlan isojawaab Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol degan oo dhib aan lahayn. waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad ku qanacdo. Riyada caanaha guud ahaan waa […]