Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gaadhi aad u qurux badan Land Cruiser ah

Su’aasha: Asc nabadgalyo korkiina ha ahaato Waxan ku riyooday aniga oo gaadhi aad u qurux badan land cruiser ah oo qaaliya midabkiisuna cadaan yahay iibsaday oo aad ugu faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolosha sidoo kale inaad heli doonto guur, gaariga wuxuu astaan u yahay muraadkaaga inaad gaarayso, maxaayeelay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anagoo adhi meel dhir badan la joogna

Su’aasha: Asc mahadsantihiin Aniga iyo gabadh aan ilmadar nahay oo laba wadan oo kala fog jooga mudana is arag ayaan waxaan ku riyooday anagoo meel kayn ah adhi la joogna hadana afurkii inamo ay iyada walalo yihiin wada afurayna meel baadiye ah oo qurux badan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto war […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Anigoo salaad maqrib waysaysanaya meel wada dooga adhi badana joogo

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina waxan ku riyooday aniga oo waysaysanaya salaad maqrib meel wada dooga oo adhi badana joogo markan waysadii dhamaystayna aanu salaadii ku tukanayno hool wayn rag iyo dumarba Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto wixii dhib ah ku haystay oo aad gali doonto barwaaqo, sidoo kale inaad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo wajigaygu iftiimayo nuur iga baxayo

Su’aasha: Asc Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo gaadhigayga wata ayaan muraayad haada dhexe isku eegay waxaan arkay wajigaygoo aad u qurux badan oo nuurka ka baxaaya aad yaabto oo qoslaya oo faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay ku soo gaari doonan warar farxad leh, waxaa kaloo dhici karta inaad meel u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada furayaal badan oo kor u toorayo

Riyada: Asc waxaa gaari kaga xumaaday meel nin anu sxb nahay kadibna wuu ii yimid waan raacayna waxaanu sii qaadnay makaaniyo sameeya gaadhiga qoladii samaynaysay intay waday ayaanu meel fooq qabyo ah ayaanu tuhurkii ku tukanay kadibna gaadhigaygiina hoostanu dhignay kabacdi furaash yadan safarka loo qaato ayaanu lasoo dagnay kadibna waanu is ag dhiganoo ku […]

Categories
Talooyinka Consultation

Cabsida la hadalka dadka sidee loo daaweeyaa

Su’aasha: asc sheekh horta alxamdulilah nolosheda ilaahey nimco waa isiiyey lkn hal mid ayan isku arkey xirxirnan inan noqdo qof firfircoon aad ayan ujclahey alxamdulilah xaga shaqadeda oo wax qabad wan kufirfirconahey lkn xagii hadalka aya culees iga heesto tusaale shaqada an ka shaqeyo bishi hal mar ayan shir la isugu imaadaa marka xiligasi markaan […]

Categories
Fatwada

Qof sooman hadana galma fiirsanaya

Qof sooman hadana galma fiirsanaya Su’aasha: asc dhaman walaalaha daruur dhaman saln kadib waxa rabaa inaan idin weydiiyo qof soman hadu galmo daawado sonkiisa maburayaa. Jawaabta: Qofka soomaan hadduu galmo daawado wuxuu la yimid dambi fool xun, waxaa laga yaabaa inuu soonkiisa ajar ka heli waayo, maxaayeelay qofka soomaan waxaa la amray inuu ka fogaado […]