Categories
Caafimaadka Health

Qofka dhiig la’aanta ama yaraanta haysa maxaa u fiican

Qofka dhiig la’aanta ama yaraanta haysa maxaa u fiican Su’aasha: A S C, Maanta su’aadhayidu waxay ku saabsan tahay wa caafimadka, waxa weeyan gabadha xaaskayiga aya caadada dhiigeda u khal khal kudhacay kadib mudo badan aye aad u dhiig bax’day marka waxan u geeyay dhakh’tarka haweenka (gynaecologist)  wa la baadhay kadib wax yaaluhu ku sheegay […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhakhtar ma adaa si an awoodeyda usoceliyo

Su’aasha: siigada waan joojiye walina awooda ima so laaban hadii an dhakhtar tago oo an dawa qaato si an agoodeyda u soceliyo dhib miya ikeneysa. Jawaabta: Haddii aad guursan rabto waad aadi kartaa laakin haddii aadan guur diyaar u ahayn hadda dhakhtar maxaad ka rabtaa, haddii aad awooddada soo ceshato hadana xumaanta ayaad ku laabanaysaa, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay

Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay Riyada: Asc Wiil ayaa wuxuu ku riyooday isagoo guursanaya qof maxramkiisa ah oo waliba guursaday gabar uu abti u yahay una dhashay cunug Riyada noocaas ahi muxu noqonayaa fasirikeedu. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu wax heli doono oo aad uu ugu farxayo, riyada qaabka ay tahay […]

Categories
Caafimaadka Health

Intaan galmada ku jiro hadey kaadi i qabato masoo bixi kartaa

Su’aasha: Walaal waligey galmo ma sameynin mana guursanin nin doob ayaan ahay lkn waxaan is weydiiyaa markaa galmada sameynaayo hadey kaadi i qabato maku shubi karaa kaadideyda qofta aan u galmoonaayo su aashaaas iiga jaawaaba. Jawaabta: Qofka marka uu geedkiisa kacsan yahay maba kaadin karo waxaa is diidaya kaadida iyo kacsiga mana laga yaabo inuu […]

Categories
Caafimaadka Health Riyooyinka Dreams

Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin

Su’aasha: asc walaal waxaan in muda ah isku arkay markan hurda kasokici rabo intaan kicin ka hor waxaan arki jiray inaan indhaha kala furi waayo muda daqiiqad camal ah aan rafaado quraan aqristo Kadib anoo haraadsan oo wadnaha zaid igaracmayo ayan kici jiray riya inay tahay iyo in caadi ay tahayna waan kala saari waye […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Jirkeyga wuu cad yahay calooshaa iga madow ila taliya

Jirkeyga wuu cad yahay calooshaa iga madow ila taliya Su’aasha: Asc wll ugu horayn waan ku salaamay wllow dhib ayaa i heesto waxaan ahay wiil hadana jirkayga dhan waa cad yahay lkn caloosha ayaa madow ka ahay waxaan sameeyo na waan garan waayay maalmo badan ayaa qoraxda isku dhigay lkn wali waa sidii waxaan maxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo kacbada maxa lagu fasiraa

Su’aasha: Waxaan rabaa inaad ii fasirtan riyada kacbada qofja hadu arko asoo kacbada agteeda jooga maxaa lagu fasiraa xaj miyuu helaa mise waa wax kale? Jawaabta: Riyada kacbada waxay tilmaamaysaa hanuun iyo masjid iyo salaad, maxaayeelay waa meel muqadas ah oo muslimiinta ay xajka ku kulmayaan. Sidoo kale kacbada waxay tilmaamaysaa cadaalad iyo sinnaan; maxaayeelay […]