Jirkeyga wuu cad yahay calooshaa iga madow ila taliya
Su’aasha:
Asc wll ugu horayn waan ku salaamay wllow dhib ayaa i heesto waxaan ahay wiil hadana jirkayga dhan waa cad yahay lkn caloosha ayaa madow ka ahay waxaan sameeyo na waan garan waayay maalmo badan ayaa qoraxda isku dhigay lkn wali waa sidii waxaan maxaa keena maxaana lagu baabi iyaa
Mararka qaar wlahi cadaantayda waan nacaa
Inaa guursado ayaa rabay lkn guurkii waan ka baqay oo waxaan is dhahay gabadha armay waxaan kugu la yaabtaa oo guurkii dhan waan kansalay lkn hada waa la socdaa oo waa lay dhisi rabaa lkn sidee calooshayda madow uga qirayaa in ay icaybayso ayaan kabaqaa mise waan iskadaa ayadana dhan mida kle dad sidaan oo kle ah majiraan
πΈπ΄
Mida kle streck mark maxaa iga baa bi in kara
Vasiline tana ma iga baa bi in kartaa #Labadaas su aalood iiga soo jawaab mahad sanid.

Jawaabta:
Jirka oo dhan inuu cad yahay caloosha kaliya inay madowdahay waa wax aan dabiici ahayn, laakin adiga maadan sheegin waxaas inaad ku dhalatay iyo inay kugu dhaceen dhalashada kaddib, sidoo kale haddii aad daawo adeegsatay iyo in kale.
Waxaa kugu habboon inaad u tagto dhakhtar ku takhasusay maqaarka si uu kuu baaro.
Daawooyinka aad sheegtay looguma talagalin xalaaddaada.
Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid
It is unnatural for the whole body to be white and only the belly to be dark,
but you did not say whether you were born with this or if it happened to you after birth, and also whether you used any medication.
You should go to a dermatologist to have him examine you.
The medications you mentioned are not intended for your condition.
