Qofka dhiig la’aanta ama yaraanta haysa maxaa u fiican Su’aasha: A S C, Maanta su’aadhayidu waxay ku saabsan tahay wa caafimadka, waxa weeyan gabadha xaaskayiga aya caadada dhiigeda u khal khal kudhacay kadib mudo badan aye aad u dhiig bax’day marka waxan u geeyay dhakh’tarka haweenka (gynaecologist) wa la baadhay kadib wax yaaluhu ku sheegay […]
