Dambi aan ka towbad kaanay ayan ku noqdaa ma soomi karaa

Dambi aan ka towbad kaanay ayan ku noqdaa ma soomi karaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya dambi aan galay markan ka towbad keenana waan ku soo laabta marka Sidan Alle Dambi dhaaf u weydiiso Alle ma soomi kara. Jawaabta: Qofka hadduu dambi galo waxaa waajib ku ah inuu ka towbad keeno xataa hadduu ku noqdo mar kale dambigaas, haddii aad u soonto adoo soonka Alle […]

Xaaskayga qalayl darti ayay galmada uga xanuunsataa talo isiya

Xaaskayga qalayl darti ayay galmada uga xanuunsataa talo isiya

Xaaskayga qalayl darti ayay galmada uga xanuunsataa talo isiya Su’aasha: SCW Daruur iyo inta ka shaqaysa waxan qabaa su’al xaaskayga si kaste aan u istiimiyo qoyaan kama soo baxo marka an galmada biabo qalayl dartii ayay u xanuunsanaysaa glmadana kuma raxaysato qoyaanka la’aanta maxa keno  raaxo la’aanta ma qalylkay u noqnaysaa ma la heli karaa […]

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday aniga iyo gabadh buur dusheeda adhi la joogna meel wada dooga oo aanu jinacaan daawanayno anagoo qoslayna ayaanu dulfadhiisanay meel ay jinaani ka buuxaan oo aanu eegaynay Allah mahadle Jawaabta: Riyada waxa tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto iyo nolol fiican iyo mustaqbal […]

Sideen ku uureen karaa xaaskayga

Sideen ku uureen karaa xaaskayga

Sideen ku uureen karaa xaaskayga Su’aasha: A S C, Marka hore wan idin salaamay kadib maanta su’aashan qabo waxa weeyan, anigu intan guursaday wa mudo 9 sano marka sanadki u horeyisay e gabadha xaaskayiga guursaday wiil bay idhashay marka 5 sano kadib aye uur qaaday lkn uurko 2ba bilood gaadhin ayu ka daatay xiligaas kadibna […]

Riyada geed dheer aniga iyo laba nin

Riyada geed dheer aniga iyo laba nin

Riyada geed dheer aniga iyo laba nin Riyada: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday aniga geed green ah oo wayn fuulay waanan iska fadhiistay oo waxaan ku cunaayay cunto iyo biyo oo ay iga soo daba fuuleen laba nin oon garanayo kabacdina iyaguna laamo inyar iga hooseeya ay […]

Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar

Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday anoo ila socdaan laba nin oon sxbo nahay oo gaadhigayga aanu wada raacnay xili casar ah roobna da’ayo kabacdi midbaa dagay 30 dollar ayuu isiiyayay waanu kasoo noqonay labada yadii waxaanu soo marnay dooxway oo biyo aan aad u badnayni socdaan roobkiina […]

Ereyo English oo labo macne kala duwan leh

Ereyo English oo labo macne kala duwan leh

Ereyo English oo labo macne kala duwan leh Afafka oo dhan waxay leeyihiin in ereyo ay lahaadaan labo macne ama ka badan oo kala duwan, middaas waxaa laga heli karaa afafka oo dhan mana aha wa dhaleeco ku ah afkii laga helo ereydaas. Barashada ereyadaas oo kalena waa tiirka fahanka luqadaha Afka carabiga oo lagu […]