Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa mar hore dhintay

Su’aasha: Asc waan ku salamay walal waxan ku riyoday waliba habeena qaar igu soo laab laabtaan saxibkey oo dhintay lakin riyo ayaan ku arka runtii aadban u fahmi wayey mar hore ayuu dhintay saxibkeyga aadban ujeclaa riyadas maxey micneyneysaa ii sheeg wllo mahadsanid. Jawaabta: Haka walwalin riyadan, waxay tilmaamaysa inaad la kulmi doonto qof aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday walashey iga yar oo guur qasab ah galeyso

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin dhaman webka duruur jazakaallh Waxan ku riyooday walashey iga yar oo guur qasab ah galeyso aad ayeena uga xumeed wey ooynesay ane waxan isku dayay inaan caawiyo si ey oga badbaado guurkan aney rabin anoo waxan sameyo garan la intas kidib waxa iso wacay aabahey asoo idhahayo gabadhas amaan sii wuxuune […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada iyo galmada keeba waqti dheer qaata

Su’aasha: Ninka marku siigeysanaya hal daqiiqa biyaha wuu isaga keeni karaa galmada lamid miyaa oo siigada iyo galmada isku waqti miyaa Jawaabta: Marka hore waxaan kuu soo jeedinayaa nasteexo ah inaad ka fogaato siigada, waa wax aad ka shallayan doontid, intaadan meel xun ku dhicin iska jooji siigada. Kuma xirna waqtiga biyabaxa siigo ama galmo, […]

Categories
Caafimaadka Health

Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul

Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul Su’aasha: waxan rab inaad iga jawabtaan galmada xiliga qoraxda ay kulushay dhib miyay u keentaa dumarka nagaha xiligaas maxay u dareen badan yihiin oo habenka marka la garo dareenka uu u yarana taasna naago badan aan ayaa ka sheegta fadlan caafimaad ahaan soo fafahiya. Jawaabta: Haddii qofka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof bukaan ah oo caafimaaday

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo la jooga bukaan faalig ku dhacay oon daweeyo isagoo bogsaday oo gacantii intay toostay kala bixinayo oo kor u qaadayo oo socda isgoo faraxsan ana aan aad ugu farxay oon leeyahay alxdlh ilaahay baa mahadle Allah mahadle. Jawaabta: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada la dagaalanka saaxiibada

Riyada la dagaalanka saaxiibada Riyada: asc asxaabta daruur wan idiin salamay salaan kadib waxaa rabaa inaad ii fasirtaan riyadan wiil aan mudo dheer aan saaxibo eheen iyo wiil kale oo asina saxibo nahay oo isla socdaan aygoo gaari wata wexee imaadeen xafada aan aniga daganaay markaas midka aanu mudo saaxibo nahay ayaa is dagaalnay markaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guri wayn wada dhir ah oo qadiimi ah

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo tagay guri bari hore iigu danbaysay xaga riyada oon leeyahay waan soogalay dayrkii gudaha ayaan usoo galay waxaan furay gurigii waxaan hadana fur furay dhawr qol waxaan ku arkay alaab hido iyo dhaqanoon lahaa oo qol dhex yaala waan qoslay […]