Qof addoonteyda ma u galmoon karaa?

Su’aasha: Inkastoo waqtigan aysan jirin is adoomeysi dadka dhexdiisa hadana waxaan culuma badan ka maqlay markay xadiisyada warinayaan in ay dhahaan ha u dhawaanina intaan ka ahayn xaasaskiina iyo adoontiina marka waxaan rabay hadaad cilmigaas igu dhaantaan inaad iisheegtaan waagii hore ninku haduu addoon lahaa wuxuu rabo miyuu ka sameysan jiray jwb deg deg ah […]
Riyada afar tuug oo telka qof ka dhici raba

Su’aasha: Asc sheykh waa kusalaamay Adiga iyo bahda durur media hadaan su aasheyda u dhaadhacao waxaan kuriyooday anigoo gaari kasoodagy tuugo iskudayaya iney telka iga dhacaan aan ladagaalamaayo waliba Afar tuug bey ahaaayeen maxay katarjumeysaa riyadaas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan xumaan kula maagan oo lagaaga digayo, qofka mararka qaar digniin ayaa riyada […]
Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn

Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn Su’aasha: scw walalaha daruur salan kadib su’al baan qabaa dumarka naasaha maxaa ka weyneeya siba marka ay naagta ilmo dhasho xadka ayu ka baxaa taas miyaa la dhihi kara wa cudur amise waa wax dabici ah oo nagaha qar noqdo sababo ma jiran naasaka weyn dhigi kara oo layska […]
Riyada qofka oo kaxayn la’ gaari

Su’aasha: ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GAADHI WADA LKN AAN WADI KARIN OO KOLBA GIDAAR AMA GAADHI KU DHACAYA WADADA AYUU KOLBA IGALA BAXAYAY MARKII DANBE WAAN JOOJIN KARI WAYAY WAANA DAMIN KARIWAYAY WUU SOCDAY LKN KOLBA GAADHI BUU KU DHACAYAY OO DAAQADAGA JABAYEEN INTAA KAFIB ANOO NAXSAN BAY DAAQADA ISKA FURANTAY SI TARTIIB […]
Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan

Su’aasha: Asc Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan oo surwaal kaliya xiran oo dad badan dhax socda dumarna soo firinayaan Isaguna qajilaad eegi kar la’ahay. Bal maxay noqon riyadaas fasirkeedu ? Jawaabta: Riyada dhar la’aanta ma fiicna qofka haduu ku riyoodo nin jidka jooga oo qaawan ama dhar la’aan ah wuxuu ku […]
Riyada gabar dhib ka muuqdo oo murugsan

Su’aasha: Asc Wll waxa igu soo nonoqota riyo gabar aan wada socon jiray wakhti dheer blse hada mudo ayaa iigu dambaysay lama hadlo, mana wada socono, oo anigu xata waaban ilaawayba. Lkn 1 Waxaan ku arkay riyo habeen anago aad u faraxsan oo wada joogna (haasawayna) wada qoslayna, kaftamayna, oo waxba naga maqnayn (dhantahay) 2 […]
Hadiyad dhar aad u badan marka lagu riyoodo

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo hadiyad dhar aad u badan wadanada carabta oo bundaad ah yacnii ku jira weel wayn waxaan ku soo wada shubay daarada guriga waanu tuulmay aniga iyo laba qofkale oo nina ayaa wada baadhay qof walba waxii qanciya qaadanayay khamiisyo kala […]
