Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada makeup iyo dhar qurux badan iyo marti

Su’aasha: asc wll xalay waxn ku riyodey Aniga iyo hooyadey walaldey oo hagajiyey meel guri ah kana yara baladhan kurasida tala dhaman gudihisa wala qurxiyey anigana waxnmarsana makeup iyo dhar qurux badan walashey kulaha sawir iga qaaad waxn sugyeny dad xaflada imada riyadina sasa kaga baxay Riyada kle waxn kuriyodey aaayamo hore wakhtiba kaso waregay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay inan yar oo maro ku duuduuban

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo Jazakaallh Waxan ahay gabar waxan arkay riyo waxey ka bilabatay gabar yar oo maro ku duuban wijigeda cadankisa o kaliya ayan arkay weyna jiiftay waxan darensanahay ina aniga dhalay gabadha waxa ii timi naag diriska eh wexena iga qadate warqad dhaqtarka aan ku dhalay maxad oga celi wesay ayan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Shinbir meel ku xiran haddii lagu riyoodo

Shinbir meel ku xiran haddii lagu riyoodo Riyada: Asc bahda adaruuro waxan ku riyooday riyo iga ayabisay waxan riyo ku arkay shinbir gacmo iyo luga leh oo aad loo xir xiray waxaana lagu duubay jilow ama mayradhaxda geedaha oo ladirin alyacni maydhadii laga dirin iyadoo shilowdii wadata aya aad loogu xidh xidhay shinbirtu sida dadka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qoyskeyga maxan ka sameeyaa ila taliya

Su’aasha: Ascww waxan raba inad talo idinka helo waaxan ahay gabar dhalin yaro ah qoys keyga sida walalheey waa reer aad u buuq badan malin walba wax ba laga murmaa wax walba oo iska basiid ah na madax xanun muran qeylo ayey ka dhaliyaan qof walba oo rer keyga ka mid ah wuu isla saxsan […]

Categories
Software

The best website to resize and reduce the size of images

The best website to resize and reduce the size of images If you have a low-resolution image, or a small size; And you need to raise its accuracy and increase its size without breaking it or losing its quality! This is a service powered by artificial intelligence techniques; The image is uploaded to it while […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo nin kufsan rabo lakin walaasheeda kufsaday

Su’aasha: Asc waxan ku riyodey ninba iso galay gurigayga wuxu iweydiyey iney cidi joogto markan u shegay inan cidi joogin wuxu isku dayey in uu ikufsado kadib wan suuxey waxba imu geysan wu iska tagay kadib hooyo iyo walalo oo is ag fadhiya hoyana waxay sameynysey dhari ama digsi ka cunada lagu kariyo iyado cilan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Calaamadaha lagu garto gabadha markay ninkeeda u baahan tahay

Calaamadaha lagu garto gabadha markay ninkeeda u baahan tahay Su’aasha: A S C, bahda darur salaan sare ayan idinku salaamay kadib 2ba su’aalod ban qabay. 1, gabadha xaaskayigu inta badan xiliyada ay ibaahan tahay ima sheegato marka majira calaamad gaar o kugu garan karo inay ibaahantahay 2, gabadhu inay kacsi badan leedahay iyo inkale calaamad […]