Su’aasha: Asc waxaan arkay kursiga caaga ee weyn la iga xaday , mana garanaayo qofka xaday, Waxaa kaloo arkay anoo qof aan handadaayo ,qofkana aqaano, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagu khiyaani doono waliba qof kuu dhow inuu ku siri doono, kursiga wuxuu tilmaamaa qiimaha iyo jagada qofka uu taagan yahay marka xaditaankiisa […]
