Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran

Su’aasha: Asc wllo waxad ifasirtan riyadan Waxan ku riyooday aniga iyo walashy oo adhi haben mugdiya lajoogna buur dusheed aadna aan ubaqanyo walashayna may baqanynin waxan nasoo galay waraabe iyo dawaco iyo ey is eryanaya waxna namay yeelin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kula soo gudboonaanayaan mashaakil iyo cabsi iyo walwal iyo jahawareer adoo ay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ani iyo islaan ninkayga qaraabadiisa ah oo ilmo soo qaadayna

Su’aasha: Asc walaha daruuro waxan ku riyooday ani oo islaan aan aqaano oo ninkayga qaraabadiisa ah wiilyar oo qurxan kasoo qadanaya oy igu leedahay dhaqtarkii maxuu ku soo dhahay hada seed dareemaysaa ana aan leeyahay wan fiicanay wuuna isoo fasaxay waxba maqabtid buu idhay waxaayna ila ahayd in aan dhaqtar jiray oon soo caafimaday waxaana […]

Categories
Fatwada

Dalaaqa haddii ninka lagu qasbo ma dhacaa

Su’aasha: Asc wrx wbrt Aniga o careysan baa aabahey u diray ninkayga o ku dhahay iga soo qaad dalayga aabahey o caraysan ba ugu tagay hotel Ninkayga jogo u ku noolaa aabahey iyo wadadkayga Kenya be wada jogen Aniga yurub Ninkayga wuxu leyahay aabo Wu caresna o waa ka cabsaday in wax i garsiyo sas […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bas oo gadoomaya iyo timo la jarayo

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey Gaari bas aan saarnaa oo gadoomayo darawalki wadeyna nin askari ah inuu dili rabo kadib darawalka qalqal ayaa galaya kadib gaariga ayaa gadoomaya hadane riyada dhaxdeeda waxaan ku sii arkey Anigoo meel darbi ah fadhiya timaha la ii jaraayo Gaari kaloo bas ah oo gadoomaya Laamiga dhaxdiisane waxaa marayey Hal […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar oo roob ku dhex cayaaraysa

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey aniga iyo gabadh an is naqaano hada se anan WADA jogin oo roob ku dhex ciyaaraya roobku WU da,aayey si yar lkin waxn ku dhex ciyareyny mijaroorka melaha guryashu biyaha roobka kaso datan wan qosleyny Mahadsanidi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku gaari doonto danta aad leedahay, waliba […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano haya ilmo yar oo buuran oo qurux badan hooyadina nala joogto aniga ciyaarsinayey waxn u xidhayey saacad gacanta lagu xirto mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag inay kuusoo dhow yihiin riyada qabashada ilmaha yaryar waa riyo fiican oo khayr […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto Riyada: scw runtii wax weyn ayad noo haysaan xaga fasiraada riyada waxaan rabaa in lay fasiro indha kuul qurux badan haday aragto naag la qabo oo indhaha marsanayso oo muraayada isku eegayso riyadas fasirkeeda muxu noqonaa?   Fasirka: Riyada waxay tilmamaysaa khayr badan iyo wanaag, naag la qabo […]