Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay Fasirka: Aniga oo jooga is arkay addisababa wiil aan sxbo nahay isku aragnay hadana waxan arkay Nairobi anigo jooga Waxan fadhiyay BBS mall ku yaala Nairobi waxan wada fadhinay meel cafe ah Isla wiilki sxbkay ahaa ee addisababa isku aragnay waxan kulahaa waa marki labaad aan […]
Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay

Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay Riyada: Bus ayaa raacay waxaan usiisocday airpotka si aan diyaarad uraaco buski markaan kadagaynay ayaa waxaa nalasaara buska qof aan tikit haysan markii lawaydiiyay working Tikitka buska wuu baxsaday yacni orday kadib aniga waxaa kudhahay maxaad u waydiisay waad ceebaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad […]
Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday

Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo iibsaday 2xabo beed cadaan waxaan is leeyahay u kari dad madax ah oo noo imanayay xaga shaqada waxaan ku riday miiska khaanadiisa .wax yar ka dib waxaan arkay xafiiskii oo loo badalay hurdo gogol cas lagu goglay Fasirka: Riyada waxay […]
Riyada wiil aan cunto siinayo iyo naag xubinta raga leh

Riyada wiil aan cunto siinayo iyo naag xubinta raga leh Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga waxa jooga qolka hurdad wiil aan habrwadaag nahay wuxu I yidhi waan jiifsanaya ee ii keen cunto aan cuno waxaan u geeyay cunto shaah iyo bun laxoox ayaan ka xasuusta wiilkaasi wuu cunay waxan ka sugaya […]
Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad

Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad Su’aasha: Asc waqti badan cuncun daran ayan ka dareemayaa alaabta hoose gaar ahaan labada faruuryo ee xubinta mararka qaar waxaa la socoda dhacaan cad ah oo adkaado sida caanaga garoorka camal taas maxaa sababo maxaa la dhihi karaa daawadooda Jawaabta: Waxay u badan tahay in infekshan jiro gaar […]
Fasirka riyada shinida i qaniinayso

Fasirka riyada shinida i qaniinayso Riyada: Tukaan ayaan wax ka iibsanyay marka saaas uso baxnay waxan aragnay shini badan oo banaanka buuxda gabadh aan habrawadaag nahay ayaa qoorta igu qaaday ama tunta anigu waxan ku laha xaga shinida haynok eryin lakiin xagii shinada ayay igaysay kadib shinidii way iqaniintay waliba meelo badan waxa lay geeyay […]
Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo

Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo Riyada: Waxan ku riyooday aniyo gabadh aan habrowadaag nahay nin lagu so diray oo tooray madaxa nagala dhacay ninka caadi ahan waan garnaya oo waa nin xanusana oon isku magaalo joogi jirnay wakhti hore lakiin riyads dhexdeeda matki lagu idhi maxad udishay wuxu idhi qofba igu kiin […]
