Noocyada sixirka caalamka ka jira Types of magic in the world
Noocyada sixirka caaalamka ka jira Types of magic in the world
nooc kaste qaab ayaa loo adeegsadaa dadka saxarada oo sixirka sameeya qaabab badan ayay u sameeyaan tafaafulka, dadka kitaabgablowga wuxuu adeegsadaa jinka iyo shayaadiinta siduu dadka u sixiro
Magic is a general term used to describe an activity that changes the state of something
or someone within the scope of the change that the thing or person can undergo
سحر الخوف:
Sixirka cabsida kasoo qofka ka dhiga qof wax walba ka baqa
سحر الإفشال والافقار:
Sixirka fashilidda iyo faqri ku rididda, kasoo laga wada midka qofka lagu fashilinayo nolshiisa
سحر الجنون:
Sixirka waallida: kasoo laga wado qofka inuu caqligiisa waayo waa la mid ah سحر التخيل sixirka suuraysiga oo qofka u maleeyo waxyaalo inuu sameeyay uusan samynin
سحــر التفريق:
Sixirka kala geynta waa sixirka lagu kala geeyo ninka iyo xaaskiisa ama walaalaha ama qaraabada ama dadka is jecel
سحر النزيف:
Sixirka dhiigbaxa kaasoo laga wada dhiig shubanka dumarka ku dhaco wuxuu u gaar yahay dumarka
سحر الإمراض:
Sixirka jirro u keenidda kaasoo laga wado sixirka dadka cudurka u keena
سحر الوقف
Sixirka joojinta kasoo laga wado midka qofka xaalkiisa lagu joojinayo sida guurka iwm
سحر الحب والمحبة والوله
Sixirka jacaylka iyo caashaqa waxaa laga wadaa sixirka qofka lagusoo jiito
سحـر التهييج:
Sixirka kicinta kaasoo laga wado sixirka qofka lagu kicinayo si uu u sameeyo macsiyo iyo sino
: السحر الهوائي
Sixirka hawada waa sixirka hawa lasoo raaciyo
السحر المائي:
Sixirka biyaha waa sixirka lagu ridayo biyaha sida webiga iyo badda ama ceel iwm.
السحر الناري:
sixirka dabka waa sixir lagu sameeyo meela dabka laga shido
السحر الترابي:
Sixirka ciidda waa sixirka la galiyo dhulka iyo qubuuraha
السحر في الطعام أو الشراب:
Sixirka cuntada iyo cabbitaanka. waa sixirka qofka loogu daro cuntada iyo cabitaanka waa sixirka ugu daran
السحر المعقـود
sixirka la gunto waa sixirka qof inta lagasoo qaado tin iwm oo la gunto\
السحر المنثور
sixirka firdhiyo waa sixirka meel lagu daadiyo sida dambas iyo carro iwm.
السحر المرشوش
Sixirka la rusheeyo waa sixirka biyaha ama wax kale oo meel ama dharka lagu rusheeyo
السحر المرصود،
Sixirka darban waa sixirka ku xiran xiddigaha
Noocyada sixirka oo gu caansan oo dadka ay adeegsadaan ayaa lagu tiriyaa noocyada aan soo sheegnay
Sixirka guurka reebo waa maxay
Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar
السِحر مصطلح عام يستعمل لوصف فعالية تقوم بتغيير حالة شيء ما
أو شخص ما في نطاق التغيير الذي يمكن للشيء أو الشخص أن يتعرض له
دون خرق لقوانين الطبيعة والفيزياء ويعتقد البعض أن بإمكان هذه الفعاليات
خرق قوانين الفيزياء في بعض الحالات، وهناك على الأغلب التباس بين السحر والشعوذة
في مقابل فن الوهم كخفة اليد وتستعمل كلمة السحر كمرادف لجميع هذه المصطلحات التي تختلف
عن بعضها البعض. المصدر
Quraanka iyo adkaarta sixirka lagu reebo
سورة البقرة
سورة الفلق
سورة الناس
سورة الفاتحة
Ducooyinka waa kuwan:
أَعوذ بالله السمِيعِ العليمِ من الشّيطان الرجيمِ
أَعوذ بِالله العَظِيمِ, وبوجهِه الْكرِيمِ, وسلطانه القديمِ, مِنَ الشيطان الرجيمِ.
أعوذ بكلمات اللَّه التامة, من غضبه, وشر عباده، ومن همزات الشياطين وأن يحضرونِ
أَعوذ بكَلمَات اللَّه التامة من كل شيطان وهامة ومن كل عين لامة
أعوذ بكلمات اللَّه التامات من شر ما خلق
بِسمِ اللَّه الَّذي لاَ يضر مع اسمه شيْء في الأرض ولا في السماء, وهو السميع العلِيم
أَسأل اللهَ العظيم, رب العرشِ العظيمِ أن يشفيك
بسم اللَّه أَرقيك من كل شيٍْ يؤذيك من شر كل نفس أَو عين حاسد اللَّه يشفيك, بسمِ اللَّه أَرقيك.
بسمِ الله يبرِيك ومن كلِ داء يشفيك ومِن شرِ حاسد إِذا حسد، وشرِ كل ذي عينٍ.
بسمِ الله أَرقِيك, من كل شيء يؤذيك, مِن حسدِ حاسد، ومن كل عينٍ الله يشفيك.
بِسمِ اللَّهِ (ثلاث مرات) أُعيذُك بعزّةِ اللَّه وقدرته من شر ما تَجِد وتحَاذِر
اللهم رب الناسِ، أَذهب البأْس, واشف أَنت الشافي، لاَ شفاء إِلاَ شفاؤك، شفاء لا يغادر سقما.