Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

Su’aasha:

Asc walaal aniga shahwadayda ayaa kacsan mana aqaani sidaan sameeyo gabar si ah ama sawir ah ama muuqaal haddii aan ku dhex arko mopelkayga isla markiiba dareenkayga ayaa kacaya kadib mararka qaarkood rafaad silic ayaan ku joojiyaa lkn waxaan u badanahay inuu iga adkaado kdib badda siigada igu rido kdib shalleyto iyo Niyad jab daran aan kala kulmo markaan sameeyo arintaa xittaa waxaan ku dhawaadaa inaan nolosha dhan ba ka quusto uun caadadaas iskaga ceshceshto wll talo iga siiya dhibkaas foosha xun xalkeeda ?

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay
Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

Jawaabta:

Walaal waxaa loo baahan yahay go’aan adag inaad qaadato, in badan ayaan ka hadalnay sidoo kale su’aalo badan ayaan ka jawaabnay oo ku saabsan arrintan.

linkiyadan ayaa ka mid ah su’aalahaas:

  1. Waxaan Jiraa 17 Sano Waxaan Siigada Bartay 4 Sano Kahor I Caawiya
  2. Waxaan Mudo 8 Sano Ah Wadaa Siigada Inan Joojiyo Wan Iskudayay Lakin Wali Ma…
  3. Wiil Aad Uga Shallaynayo Siigada Dhibkay U Geysatay
  4. Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa
  5. Siigada Ma Keeni Kartaa Qofka Inuu Is Dilo
  6. Dhibta Siigada Qofka Uu Kala Kulmo
  7. Dhibaatooyinka Siigada Sidee Loo Xalin Karaa
  8. Dhibkay U Geysato Siigada Jirka Qofka Guud Ahaan
  9. Dhibta Siigada Marka Layska Joojiyo Miyay Muuqataa
  10. Talaabooyin Aan Naftayda Ku Nacsiin Karo Siigada Iyo Daawashada Filimada Qaawan?
  11. Walwal Iyo Xanaaq Badan Ayaa I Haysta Talo I Siiya

عمري 17 سنة وتعودت العادة  السرية منذ 4 سنوات. ساعدوني

لقد كنت أعمل العادة لمدة 8 سنوات وكنت أحاول الإقلاع عن العادة ولكن ما زلت لا أستطيع …

فتى يندم على العادة التي سببت له المتاعب

متى يقال عن الانسان إنه يتعافى من العادة؟

هل يمكن للعادة أن يجعل الشخص ينتحر؟

مشكلة العدة التي يواجهها الإنسان

كيفية حل مشاكل العادة

ما هي آثار العادة على جسم الإنسان بشكل عام؟

هل تظهر مشكلة العادة عند التوقف؟

خطوات أجعل نفسي أكره العادة ومشاهدة الأفلام الخليعة؟

لدي الكثير من القلق والغضب أعطني النصيحة

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More