Dhacdo lagaga argagaxay ayaa ka dhacday dalka Uganda, haweeney 35 jir ayaa ninkeeda 46 jir ah ka jartay xaniinyaha.
Waxaa la sheegay naagta waxay ahayd naag khamriga aad u cabto marka ninkeeda wuxuu ku ciqaabayay inuusan u galmoonin, gogosha ayuu uga tagay.
Maalin asoo ka yimid beertiisa ayuu iska hurday, iyaduna waxay soo laabatay 10 -ka habeennimo, isagoo hurdaya intay mindi af badan usoo qaadayay ayay ka gooyasay qooraha iyadoo uga dhigayso ciqaab, wayna carartay, isbitaal ayaa loo qaaday ninka asoo xaaladdiisa ay khatar tahay oo dhiig badanna ka socda.
dumarka qaar waa cadow guriga kuu joogo, naag caqli leh ninkeeda sidaas kuma samayn karto. ninkeeda agteeda wuxuu ka yahay wax alaab oo kale ah siday doonto ayay ka dhigaysaa naagta marka ay doqon tahay.