Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

I stole money from a man, how can I bring back

Su’aasha:

Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer  kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego lacag inaan kala baxay, haddaan u sheego waxaa dhacayso inaan ceeb kala kulmo sidoo kale inuu shaqada iga eryo maxaan sameeyaa ila taliya.

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa
Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Jawaabta:

Falka aad ku kacday waa fal labo shay ay isugu jiraan xatooyo “tuuganimo” iyo khiyaano, waayo qof kugu aaminay hantidiisa ayaad khiyaantay falka kalena waa tuuganimo marka dambi ayaad gashay dambigaaga waxaa la xiriira labo xaq mid waa kan Alle waxaa lagaa rabaa inaad ka towbadkeento xaqqa kalena waa kan addoonka Alle oo ah ninka meesha kuu dhiibtay waa inaad u celisaa hantidiisa inta aad ka baxsatay meesha shardi ma aha inaad u sheegto maadaama ay ka imaan karaan dhibaatooyin kale marka xaqiisa u celi hana u noqonin falkaas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More