Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

Su’aasha:

Asc waxaan rabaa inaan idin waydiiyo nasaha ragga kasoo baxo maxay ka dhigan yihiin.

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin
Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

Jawaabta:

Ragga iyo dumarka asal ahaan waa isku jinsi waxay isla yihiin aadane oo is dhalay isna guursaday, inta badan xubnaha jirka way wadaagaan xataa haddaysan toos u wadaagin way isu dhow yihiin, ilmaha uurjiifka marka caloosha dhexdeeda uu ku jiro oo bilow uu yahay abuurkiisa lama fahmi karo lab iyo dheddig wuxuu yahay, laakin muddo kadib ayuu caddaanaa illeen xubnaha jinsiga ayaa kala baxo.
Waxaa ka mid ah xubnaha ay wadaagaan wiilka iyo gabadha naasaha, marka waxtar ma leeyihiin naasaha ragga sida kuwa haweenka oo kale mise waa wax iska caadi ah?
Markaad eegto jirka aadanaha kama arkaysid wax aan faa’ido lahayn, Alle ayaa sidaas ka dhigay wax kaste xigmad ayaa ku jirto, ibta naasaha raga waxay xiriir la leeyihiin isbadalka jirka, ninka marka uu soo qaangaarayo ibtiisa way soo bararaysaa dhacaan ayaa soo gala, taas waxay tilmaamaysaa xubnaha jinsiga jirka inay soo korayaan, sidoo kale ninka ibta naasaha dareen ayuu ku leeyahay, marka uu xaaskiisa la raaxaysanayo hadday ibta ka salaaxdo dareenkiisa jinsiga wuu kacayaa raaxdo siyaado ahna wuu dareemayaa, xataa raga qaar ibta iyo geedkooda ayaa isku xiran marka ibta laga salaaxo bahlkooda si xoog ayuu u kacayaa, marka xigmad weyn ayuu ku jirta naasaha nimanka.

Yaraanta Naasaha Iyo Sida Lagu Weyneeyo

Men and women are basically of the same sex, they are the same human being who gave birth to each other and married, most of the organs of the body are shared even if they do not share directly they are close, when the fetus is in the middle of the womb and the beginning is its creation it is not understandable what the male and female is, but after a while it becomes white because the sex organs are separated.
It includes the organs shared by the son and daughter’s breasts, when are they useful in male breasts like those of women or is it common?
When you look at the human body you do not see anything useless, Allah has made it so that everything is in wisdom, the breasts of men are related to the changes in the body, when the man comes of age his eyes swell and fall enters, which indicates that the sex organs of the body are growing, also the man who has a feeling in the breasts, When he is enjoying his wife, if she gives up his gender feelings, he rises up and feels more pleasure. Even some men’s sheep and their tree are tied together when the sheep is kissed, their teeth rise strongly, when there is great wisdom in the breasts of men.

Riyada Naasaha halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More