Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed sidey doonta ula gaddoontay

Warar ka imaanaya Baladweyne ayaa sheegaya in doon ku gaddoontay biyaha daadadka magaalada Baladweyne.
Waxaa la sheegay dad gaaraya siddeed qofood inay ku dhinteen
waxaa ka mid ahaa dadkaas Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed
Waxaa la sheegay dadkaas meesha ku geeriyoodeen waxay gurmad u fudinayeen dadka daadadka dhibka kasoo gaaray.
Waxaa la sheegay labadan gabdhood inay ka yimaadeen qurbaha.
Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne
Dahabo Hassan and Deeqo Ahmed capsized in their boat
Reports from Beledweyne indicate that a boat capsized in the flood waters of the town of Beledweyne.
It is reported that eight people died
among them were Dahabo Hassan and Deeqo Ahmed
It is reported that the people who died there were providing aid to people affected by the floods.
It is reported that the two girls came from the diaspora.
