Naagtu markay rag badan galmo la samayso maxay tahay caafimad darada ay kala kulmi karto
Naagtu markay rag badan galmo la samayso maxay tahay caafimad darada ay kala kulmi karto
Su’aasha:
A S C naagtu markay rag badan la galmooto miya kudhici kara inu siilkeegu soo daayo dheecano kala duwan o aad u qadhmuun/bad vagina discharge odours/ iyo Khalkhal zaa’id o dhiiga caadada/ abnormal vagina bleeding/ bal wax yaaba kale o caafimad daro kudhici karaya haday jiraan isheega
Naagtu markay rag badan galmo la samayso /unprotected sex with many men/ maxay tahay caafimad darada ay kala kulmi karto

Jawaabta:
Diinta islaamka waxay xaaraan ka dhigtay zinada maxaayeelay waa wax aad u xun oo bulshada burburinayo.
Waxaa ka mid ah waxyaalaha zinada ay samayso in jirrooyin xunxun ay faafaan sida aydhiska iyo cudurada kale halista ah.
Waxaa kaloo naagta iyo nikaba ku dhacaayo cudurka jabtada oo ah cudur xubnaha taranka ku dhaco.
Galmada xaaraanta ah amaan ma aha, galmada waxaa loogu talaggalay jidka guurjka in loo maro si ninka iyo naagta ay kalsooni u helaan markay isla raaxaysanayaan.
Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba
Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena
Jirooyinka raaxada qaldan ay keento
Islam has made fornication illegal because it is a very bad thing that destroys society.
It is one of the things that adultery does to spread bad diseases such as AIDS and other serious diseases.
Women and men also have gonorrhea disease, which is a disease of the genitals.
Illicit sex is not safe, sex is meant to be the way to marriage so that the man and woman can have confidence when they enjoy each other.