Naagaha nimanka sidey wax uga qaataan

How the women take benefits from the men in real life

Naagta ninka wax kaste ayay ka qaadanaysaa sow ma ogid?
Ninka hadduu gabadha jeclaado qalbigiisa ayay ka qaadanaysaa.
Hadduu faduuliyo ama xumaan ku sameeyo sharftiisa ayay ka qaadanaysaa.

illeen dadka ayay ku ceebaynaysaa.

Naagaha nimanka sidey wax uga qaataan
Naagaha nimanka sidey wax uga qaataan

haddii dan ka gasho iyada maskaxdiisa ayay qaadanaysaa, ma nasan karo mar kaste iyada ayuu ku mashquulsan yahay.
Haddii uu shukaansado waxay ka qaadanysaa lacagtii uu haystay, naago badan ayaa jira raga jeebkooda gaado.
haddii uu guursado mushaarkiisa ayay ka qaadanaysaa.

haddii uu galmo la sameeyo markuu guursado dhiigiisa ayay qaadanysaa.
haddii uu dhinto dhaxalkiisa ayay qaadanysaa.
waxaa yaab leh markaas kaddib dumarka waxay dhahaan nimanka maxaa laga helaa.

dumarka qaar waxay sheegaan nimanka inaysan wax qabad lahayn.

waxaad arkaysaa naagaha yurub ama America  ku nool inay aad raga u weeraraan, waxay isku daraan raga oo dhan.

waxaa laga yaabaa raga qaar inay kala kulmeen xumaan.

tusaale ahaan naago badan ayaa raga soomaaliyeed ku tilmaamo inay gabdhaha yaryar kufsadaan baraha bulshada waxay ka sheegaan kufsiga ka dhaco soomaali naago badan ayaa qirtay in lasoo kufsaday iyagoo yaryar.

waxay u badan tahay sheekadaas wax la sameeyay inakstoo qaar dhacdooyinkaas ay dhici karaan.

laakin waxad moodaa dadka sheegaya ama dumarka ka sheekeynaya inay ajindo gaar ay wataan oo laga dambeeyo inay bulshada soomaaliyeed dhulka la galaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More