Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Su’aasha:

A S C, naag la qabo haddii ay niman kale si qarsoodi ah xidhidh xaaraan ah la sameeyso u nin keegu ku ogaado kadib ay ninkeega ku tidhaahdo i cafi waan khaldamay ninkeeguna haddii u cafisku cafinayo shuruud uga dhigo inay u sheegto nimanka ay xidhidhka la lahayd wixi ka dhaxeeyay ee dhax maray oo kudhan inay u sheegto diiniyan miyay ku qasban tahay inay u sheegto.

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay
Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

 

Jawaabta:

WC Marka hore xiriirkaas xaaraanta ah ay la samaysay nin kale waa dambi ay ka gashay Ilaahay, maxaayeelay Ilaahay ayaa xarrimay xumaanta.

Waa inay ka towbad keentaa dambigaas, taas waxay ka dhaxaysaa iyada iyo rabigeeda.

Ninkeeda hadduu ogaado wuxuu xaq u leeyahay inuu cafiyo ama inuu iska furo, haddii ay u qiratay lagama rabo inuu sii baarbaaro.

Wixii dhexmaray hadduu yahay wax saameynaya nasabka iyo guurka waxaa waajib ku ah inay u sheegto.

Waxaa dhici karto xiriirka inuu gaaray galmo, taas waxay saamaynaysaa guurka iyo nasabka ilmaha.

Alle wuxuu yiri:

(وَلَا يَحِلُّ لَهُنَّ أَن يَكْتُمْنَ مَا خَلَقَ اللَّهُ فِي أَرْحَامِهِنَّ إِن كُنَّ يُؤْمِنَّ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ ۚ وَبُعُولَتُهُنَّ أَحَقُّ بِرَدِّهِنَّ فِي ذَٰلِكَ إِنْ أَرَادُوا إِصْلَاحًا ۚ وَلَهُنَّ مِثْلُ الَّذِي عَلَيْهِنَّ بِالْمَعْرُوفِ ۚ وَلِلرِّجَالِ عَلَيْهِنَّ دَرَجَةٌ ۗ)

(mana u banaana inay qariyaan waxa Eebe ku abuuray Makaankooda hadday yihiin kuwo rumeeyey Eebe iyo Maalinta dambe. Ragoodaana ku xaq badan soo celintooda arrintaas (cidadaas dhexdeeda) hadday doonaan wannag, Haweenkuna waxaay leeyihiin wax la mid ah waxa korkooda ah si fiican, Raggase waxaa ugu sugnaa korkooda Darajo (Dheeraad)) 

 

 

First of all, this unlawful relationship she made with another man is a sin against Allah, because Allah has forbidden evil.

She must repent of that sin, that is between her and her lord.

If her husband finds out, he has the right to forgive her or to divorce her, and if she confesses to him, he is not required to investigate.

If what happened between her is something that affects the relationship and marriage, she is obliged to tell her.

It is possible that the relationship has reached sexual intercourse, which affects the marriage and fate of the child.

Allah said:

(and if they believe in God and the Last Day they must not hide unlawfully what God has formed within their wombs. Their husbands would do well to take them back in that case, if they wish to be reconciled. Women also have recognised rights as men have, though men have an edge over them). translation source

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More