muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay difaacaan tuugada dalka iyo dadka dhib u geystay, waxayna ku difaacaan qabyaalad.
waxaa yaab leh xitaa kii wadaadka ahaa markii qabiilkiisa sheekada ay gaarto diintiisa gadaalgadaal ayuu u tuuraa.
marka qofka caqliga leh wuxuu ku garan karaan muwaanka noocan ah inuu yahay mid been ku taageero madaxda ay isku qabiilka yihiin, madaxda kale cay iyo aflagaado la dhaco.
waxaa kaloo lagu gartaa isbadbaddalka labo wajiilenimada uu ku dhaqmo.
aniga magacaabi maayo eeyada noocaas ah, laakin waxay ka buuxaan Facebook waxaa kasii daran naago ayaa ka mid ah oo sharafta ka dhacday oo u badan garoobo ku khasaaray qurbaha oo ciil ka batay oo kiciya qabyaaladda iyo nacaybka.
dumarka noocaas ah way ka dhammaatay xitaa rag shukaansado ayay waayeen.
haddii aad rabto inaad noqoto qof wanaagsan ka fogow eeyga inaad la mid noqoto. haddii qoraalkan aad ka heshay share ku samee.