Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka
Geedka mukuyga oo loo yaqaano afka carabiga الجميز ama الرقاع ama الثالق ama الابرا englishka waxaa loo yaqaanaa sycamore fig ama fig-mulberry ama Ficus sycomorus, wuxuu ka mid yahay geedaha ugu caansan uguna cimriga dheer, waxaa loo tiiriyaa bahda geedka tiinka oo quraanka lagu sheegay.
