Maxaa keena suuxdinta xiliga galmada

Su’aasha:

Waxaan isku arkay marka ninkayga aan la sameynayo galmo suuxdin kedis ah oo aan dheereyn jirka oo dhan kawaabyo ayaan ka dareemaa arintaasna mar kaste ayay i qabsataa xiliga galmada mararka qaar dhow jeer ayay dhacdaa jirkana waa i gariiraa maxaa la dhihi karaa ma jira baa ila taliya.

Maxaa keena suuxdinta xiliga galmada
Maxaa keena suuxdinta xiliga galmada

Jawaabta:

Dumarka qaar marka ay gaaraan biyabaxa way suuxaan taasna waxaa sabab u ah nerva loo yaqaano Vasovagal Syncope oo cadaadis fuula si kadis ah ayuu u yaraanaa qolqolka dhiiga waxaana sidoo kale yaraanaya dhaqaaqa wadnaha markaas ayuu qofka miyirka weynayaa, raga iyo dumarkaba way qabsataa laakin raga aad ayay ugu yar tahay arintaas, sidoo kale arrintaas waxay imaan kartaa qofka asoo muddo kadaloobsan hal mar si kedis u istaago ama asoo dhabarka ku jiifa hal mar si xoog hadduu usoo istaago iyadana suuxdin ayay keentaa, sababtana waa neervaha loo yaqaano Vasovagal Syncope, marka waxaa laga yaabaa kacsiga inuu yahay mid xadka ka baxsan oo jirka kala rogaya xagga dhiigga iyo wadnaha, marka hadda laguma tilaamo inay arrintaas halis tahay. suuxdinta noocan ah waxaa keeni kara sidoo kale qofka markuu arko arrin naxdin leh si kedis ah. durka suuxa ama miyirka waaya waqtiga galmada marka loo eego kuwa kale aad bay u yar yihiin.

Suuxdinta dumarka xiliga galmada aad bay ugu dhacdaa naagaha qooqa badan oo dareenka xoogga badan leh, suuxdinta si kedis ayay u dhacaysaa.

Kacsiga suuxdinta keeno waa arrin dumarka dareenka badan qabsato

بعض النساء عندما يصلن إلى القذف يغمى عليهن وهذا يرجع إلى عصبية تسمى الإغماء الوعائي المبهمي الذي يرتفع تحت الضغط فجأة يتقلص في الدم ويقلل أيضا من حركة القلب  ،

كما يمكن أن يحدث هذا في الشخص الذي يقف فجأة لفترة من الوقت أو يستلقي على ظهره مرة واحدة أو يستلقي على ظهره مرة واحدة في بعض الأحيان إذا كان يقف بعنف ، فإنه يسبب التخدير ، والسبب هو إغماء الأوعية الدموية المبهمة ،

عندما يكون الانتصاب خارج الحدود وقد يكون الجسم يلوي الدم والقلب ،

عندما لا يوصف حاليا بأنه خطير. يمكن أن يحدث هذا النوع من التخدير أيضا من قبل الشخص عندما يرى حدثا صادما فجأة. ه

ناك عدد قليل جدا من الناس الذين يفقدون الوعي أثناء ممارسة الجنس مقارنة بالآخرين.

Sudden fainting during an intimate relationship

 

Gabdhaha Dareenka Badan Xalkooda

Gabar 19 Jir Ayaan Ahay Oo Dareen Badan Leh Ila Taliya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More