Markan xaaskayga u tago ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa
Su’aasha:
Asc wll su.aal ban qabaa markan xaaskayga u tago durba waan biyo baxaa mida kale ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa maxaan sameyaa.
Jawaabta:
Su’aashan in badan ayaa laga jawaabay webka ayaad ka raadin kartaa qoraalladan ayaa ka mid ah:
- Daawada ugu fiican biyabaxa degdega
- Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay
- Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa
- Aroos cusub baan ahay istiin waan ku kacaa laakin waa iga damaa
- Ninkeyga dhaqsi ayuu ku biyabaxaa geedkana waa ka damaa ila taliya
- Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya
- Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah
- Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah
- Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa