Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah

Su’aasha:

Waxan jiraa 29 mar dhow ayaan gursaday waa galmada ugu horayso aan naag la sameyo waa xaskayga waligay naag ma u tagin, waxan isku arkay guska oo si xoog aan u taagsanaanaynin muda galmada ay socoto marka hore wuu taagmaa kadib wu damaa, haddii aan gacanta ku qabto si dhaqi ayuu ku kacaa marka aan siilka galiyo wuu damaa, guurka ka hor waan siigaysan jiray maalin kaste marka maxaa dhibkan ii keenay?

Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah
Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah

Jawaabta:

Dhibka aad sheeganayso waxaa sabab u ah siigada, ninka marka uu gacanta u barto xubinta dumarka uma baxdo, siigada maskaxda ayay ku cayaaraysaa, ninka waxay ka baddalaysaa galmada iyo raaxada waxa uu ka minsan yahay.

Marka waxaa hal inaad iska ilaaliso siigada mar kale inaad u laabato, sida raga iyagoo xaas leh oo siigaysta, marka ku dadaal inaad cunto malab saafi iyo saliid setyuun iyo saliid macsaro, iyo looska.

The problem you are claiming is due to dust, when a man gets used to the female organ, it does not come out, dust plays with the mind, it changes the man’s sex and pleasure from what he is used to.
So the only thing you can do is to avoid dust and return to it, like men who smoke when they are married, so try to eat pure honey and olive oil and macadamia oil, and nuts.

Leave a Reply