Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya

Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya

Su’aasha:

scw walal muxuu yahay malabka boqorada shinida muxuu u taraa jikra xaga galmada iyo caafimaadka wuxuu kaga duwan yahay malabka caadiga.

Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya
Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya

Jawaabta:

Malabka boqoradda shinnida oo loo yaqaano afka carabiga العسل الملكي ama عسل ملكات النحل afka ingiriiskana la dhaho Royal Jelly waa malab cad oo u eg caanaha wuxuu wataa borutiin aad u xoog badan caafimaadkana aad buu ugu fiican yahay guud ahaan, wuxuu leeyahay faa’ido gaar ah oo la xiriirta galmada, raga malabkaas cunaya awood badan ayay helayaan xagga galmada, geedkooda ma damo raga malabkaas cunaya,  waxaa lagu daaweeyaa raga geedka ka jilco, malabkaas wuxuu awood siiyaa biyaha shahwada, wuxuu wax u taraa raga dhalmada aan awoodin oo dhibaato ay ka haysato dhinaca manida ama shahwadooda ay daciifka tahay.

Malabka boqorada shinida

It is white honey that looks like milk and contains very strong protein and it is very good for health in general,

it has special benefits related to sex, men who eat that honey get more power in sex, their tree does not die.

semen water, is useful for men who are unable to give birth and have problems with their semen or their sperm is weak.

 

Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

 

Nafaqada cuntada laga helo gaar ahaan hilibka halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More