Magacyo wiilasha loo bixin karo oo casri ah xarafka A
Magacyo wiilasha loo bixin karo oo casri ah xarafka A
Magaca saan soo sheegnay waa waxa ugu muhimsan oo nolosha aadanaha cinwaanka u ah.
Ilmaha wiilal iyo gabdho waxaa habboon magaca loo bixinayo inuu yahay magac aad u fiican oo macne wanaagsan tusinaya, magaca marka uu sidaas yahay meel weyn ayuu ka cayaarayaa.
Magacyada dadka muslinka ah way ka duwan yihiin magacyaasha dadka aan muslinka ahayn.
Magaca laftiisa wuxuu tilmaamayaa dhaqanka iyo diinta qofka magaca wata.
Muslimiinta magacyadooda waxay salka la aadayaan mgacyada carabta, magaca carabiga ayaa u badan dadka muslinka waxa ay la baxaan.
Halkaan waxaa kaagasoo gudbinaynaa dhowr magac wiilal ku saabsan oo loo bixin karo ilmaha kuwaasna waa kuwo casri ah oo aad u qurux badan.
Waa kuwan qayb ka mid ah kuwa wiilashada oo xarafka A ka bilowda:
Anas | أنس |
Aniis | أنيس |
Aadam | آدم |
Amjad | أمجد |
Amiir | أمير |
Amiin | أمين |
Ariib | أريب |
Axmad | أحمد |
Asad | أسد |
Anwar | أنور |
Athiir | أثير |
Aamil | آمل |
Ascad | أسعد |
Ajwad | أجود |
Aliif | أليف |