Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub

Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub

Sida la og yahay magaca waa astaan la soconaysa ilmaha walagii marka waxaa laga rabaa labada waalid inay u doortaan wiilasha iyo gabdhaha Ilaahay ku arsaaqay magacyo qiime badan oona tilmaamaya wax wanaagsan casrina ah.

Sanad kaste magac ayaa la xiiseeyaa, magacyo waxaa jira aanba duug noqon oo sanad kaste munaasib ku ah, 2020 2021 2022 2050 2080 sii wa lagama yaabo inay is baddalaan.

Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub
Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub

Magacyada carabiga gabdhaha carabta oo loo bixiyay dad badan oo caan ahaa ayaa la dhihi karaa waa magacyo qurux badan oo aan duug noqonin waligooda.

halkan waxaan kuugu soo gudbinaynaa 15 magac oo gabar loo bixin karo oo xul ah waa magacyo casri ah oo xilli kasta la socon kara.

The Arabic modern girl names

Magaca Macnaha
1 دعد Dacad naag barwaaqaysan
2 دينا Dina gabar dhowrsan
3 ريناد Riinaad geed caraf badan
4 ريحان Rayxaan caraf badan
5 زَها Zaha iftiin iyo dhadhalaal
6 سندس Sundus Xariir
7 سديم Sadiim Eeryaamo
8 سنا Sana Sarrayn
9 سجى Saja Degan xasillan
10 شوق Showq Hillow
11 ظريفة Zariifa Caqliiley
12 عسجد Casjad Dahab
13 مودة Mawadda Jacayl
14 وجدان Wujdaan Dareen
15 يسر Yusr Fudeyd

 

Magacyo wiilal iyo gabdho casri ah oo qurux badan

 

 

Magacyo shidan gabdho

 

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More