Ma jirtaa daawo awooda uso celineysa raga guursan raba
Ma jirtaa daawo awooda uso celineysa raga guursan raba
Su’aasha:
Inaan guursado ayaan raba laba bil Kadib 12 sana ayan siigada waday mana rabo haweenka arooska inay xalada igu xumaato majirta daawa awooda isocelin karto speman ma icawinaya taladada wa imuhiim mahadsanid.

Jawaabta:
Sida la og yahay siigada saameys weyn ayay ku leedahay fikirka iyo raaxada dareenka ninka, qofka markuu siigo u barto waxaa dhici karta inuusan galmada caadiga ku raaxaysan karin raaxada la rabay oo saxda ah.
Laakin way dhici kartaa inuu qofka kasoo kabsado dhibka ay siigada u keentay, taasna wuxuu uga soo kabsan karaa inuu iska joojiyo marka hore seegada, kaddib uu ku dadaalo cuntooyinka raga xoojiya sida kaluunka, doorada, hilibka, saliid seytuun, saliid macsaro, qudaarta.
Kaniiniga speman waxaa loogu talaggalay inuu biyaha ragga tayo siiyo waana qaadan karaa qofka, laakin waxaa ka muhimsan cuntada iyo kalsoonida, maadaama aroos aad tahay cabsida iska ilaali.
- Kaniiniga Speman Oo Biyaha Raga Badiyo
- Shahwadayda Ayaa Aad U Yar Ahna Khafiif Maxaan Sameeyaa
- Qofka Ay Ku Yar Tahay Tayada Manida (Low Sperm) Daawada Dabiiciga U Roon
As it is known that dust has a great impact on the thinking and pleasure of a man’s feelings, when a person gets used to secret habit, he may not be able to enjoy normal sex with the desired and correct pleasure. But it is possible for a person to recover from the problem caused by the dust, and he can recover from that if he first stops missing it, and then tries to strengthen the male food such as fish, rice, meat, olive oil, malt oil, vegetables. The speman pill is designed to improve the quality of men’s water and can be taken by a person, but it is more important than food and confidence, because you are a wedding, avoid fear.