Su’aasha:

Ninka marks uu siigesto hurda badan iyo daal ayuu isku arka iyo xoga tabar dari inta sacada ah galmada lamid miyaa.

Tabar darada siigada Kadib galmada ma la midba
Tabar darada siigada Kadib galmada ma la midba

Jawaabta:

Taas waxay ka dhalanaysaa biyaha qofka ka baxay, qofka siigo ama galmo biyaha hakaga baxaan wuxuu dareemayaa daal iyo hurdo, inkastoo mar kaste aysan ahayn taas.

Dadka qaarkiina awood ayay u leeyihiin galmada marka ma dareemaan daal ama hurdo, sidoo kale u barashana way noqon kartaa.

One Response

Leave a Reply