Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali qabanin oo aan makaalinta usoo galin.
sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya.
Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale.
kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta waxaa kusoo dhacay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxayna ku jiraan dambiisha Kenya, waxaa soo hartay sedex kale oo ay ka mid yihiin Axmed Madoobe iyo Maxamed Cusmaan Jawaari.
Amin arts wuxuu aad ugu dheereeyaa arts oo meel dheer taaban kara khibrada sawirka uu leeyahay ayaa aad u daran.