Keeshali ama rajabeeto caafimaadka naasaha dhib ma u keenaysaa

Keeshali ama rajabeeto caafimaadka naasaha dhib ma u keenaysaa

Su’aasha:

scw bahda daruur  gabadha haday mar kaste xirato keeshali xaga caafimaadka dhib ma u keeni karaa mise waa caadi .

Keeshali ama rajabeeto caafimaadka naasaha dhib ma u keenaysaa
Keeshali ama rajabeeto caafimaadka naasaha dhib ma u keenaysaa

Jawaabta:

Keeshali ama rajabeeto ama naascelis wixii lagu magacaababa waa maro caadi ah aan dhib u keenin xagga caafimaadka, labiska ayay la mid tahay sida nigiska ama kastuumada, waa dharka dumarka gudaha ay ka qaataan, kaliya waxaa fiican gabadha inay ku dadaasho mid aan si daran dhab ugu ahayn naasaheeda waxaana fiican inay ka samaysnaato suuf (koton), waa inay ka fogaataa kuwa ka samaysan leeyloonka, way iska fiican tahay mar kaste inaysan xirnaanin, naagta marka rajabeeto ay u barato naasaheeda aad bay u saameynaysaa mararka qaar waxay sabab u noqon kartaa naasaha inay dhacaan, marka si xadkabax loo isticmaalo.

Waxaa kaloo muhimsan nadaafadda rajabeetada inay ku dadaasho gabadha, dhididka iyo wasakhda waxay dhib u keeni karaan  maqaarka naasaha iyo ibta naaska waxay kasoo saarayaan fiman ama nabro.

Hadaan kastuumada jeexa faruuryaha waweyn iska galiyo sigo miyaa

Dhibka kastuumada ay keeni karto ama keeshali

Underwear whatever it is called is a normal garment that does not cause health problems, it is the same as underwear or suits, it is the clothes that women wear inside, only it is better for a girl to try something that is not serious not her breasts and it is better to be made of cotton (cotton), she should avoid those made of linen, it is better not to be closed every time, when a woman gets used to a bra it affects her breasts very much and sometimes it can cause the breasts to occur, when used excessively. It is also important to keep the bra clean.

 

Riyada Naasaha halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More