Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah

Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah

Foods that increase weight

Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah

Cuntada caylka oo lagu cayilo
Cuntada caylka oo lagu cayilo

Cayilka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha dad badan oo soomaali ah ay raadiyaan, waxaa laga yaabaa dhaqanka soomaaliyeed inuu saamayn weyn ku leeyahay arintaas, soomaalida waxay aaminsan yihiin qofka caataha ah inuu yahay qof ka soo jeeda cid sabool ah, waxa lafafao ka dhigay inuu yahay baahi iyo gaajo oo lacag la’aan, waxaa la yaab badan qofka marka uu soo aado sacuudiga waxaa loogu hambalyaynaa cayilka waxaa la leeyahay ninkii hebel wuxuu keenay calool waa nin ka soo dhergay mushakal .

Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah
Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah

Hadaba sidee lagu cayili karaa?

marka hore ma fiicna caatanimad siyaadada ah oo jirka noqonaya lafafo oo xadka ka baxsan waxaa kaloo in la timaamo mudan cayilka xadka ka baxay isna ma fiicno waxaa haboon inuu jirka ahaado mid dhexaad ah oo qofka caafimaadkiisa taam yahay, waayo hadafka cuntada loo cunayo waa qofka inuu ka helaa caafimaad dheellitiran.

marka qofka caataha ah oo raba inuu naaxo waxaa laga rabaa inuu cunto qiime leh cuno oo nafaqo leh, sidoo kale waa inuu nastaa oo iska ilaaliyaa dhafarka badan, sidoo kale waa inuu iska joojiyaa warka badan iyo fekerka badan, waayo marka uu qofka in badan fekero saamayn weyn ayuu ku yeelanayaan jirkiisa, wuxuu cuno wax uma taranyo si gaar ah waa inuu cunaa cuntadan hoose ku xusan:

hilibka

ukunta

digaaga

kalluunka

qudaarta nooceeda kala duwan

waxyaalaha sokorta leh

caanaha waa inuu si fiican u cabbaa

laakin waxaan soo sheegnay inay nasashada ay muhim u tahay jirka cayilka wuxuu si toos ugu xiran yahay maskaxda haddii ay maskaxda si fiican u nasato qofka wuu isbaddalaa jirkiisa.

dumarka soomaaliyeed aad bay u rabaan inay cayilaan waayo ragga soomaliyeed waxay ka helaan hablaha buurbuuran, haweenka buuran aad bay u soo jiitaan ragga, dadkii hore waxay samayn jireen marka naag aroos ay tahay inay siiyaan timir waayo timirka jirka ayay naaxisaa, waa lagu naaxaa.

Qaababa badan ayaad ku cayilin kartaa jirkaaga

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

عندما  يريد شخص نحيف  أن يأكل طعاما مغذيا أن يأكل طعاما قيما ومغذيا، يجب عليه أيضا أن يستريح ويتجنب الكثير من الشهية، كما يجب عليه التوقف عن الكلام كثيرا والتفكير كثيرا، فعندما يفكر الشخص كثيرا سيكون له تأثير كبير على جسمه، فإنه يأكله لا يزيد خاصة يجب عليه تناول هذا الطعام أدناه:

لحم

بيضة

دجاجة

سمك

أنواع مختلفة من الخضروات

سكر

يجب أن يشرب الحليب جيدا

لكننا قلنا أن الراحة مهمة للجسم السمنة تعتمد بشكل مباشر على الدماغ إذا كان الدماغ يستريح بشكل صحيح الشخص يغير جسمه.

تريد النساء الصوماليات أن يكن سمينات لأن الرجال الصوماليين يحصلون على شعر سمين ، والنساء البدينات ينجذبن جدا إلى الرجال ، اعتاد الناس القدماء على القيام بذلك عندما يضطر العريس إلى إعطائها شجرة نخيل لأن شجرة النخيل تجعل الجسم سمينا ، إنه أمر مثير للاشمئزاز.

Waxtarka hilibka idaha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More