Isku kariska bariiska iyo hilibka

How to cook rice with meat

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida
dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa
waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka

Bariiska iyo hilibka
Qaabka ugu fiican loo kariyo
Waa in laysku huurshaa.
daawo muuqalkan video:


Cuntada soomaaliyeed waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu macaan badan, siiba marka laysku kariyo bariiska iyo hilibka ama kalluunka ama digaaga.
cuntada nafaqada leh waa midda noocan ah oo isku dheelitiran.
haddaba waxaa jira cunto caafimaadka ku habboon iyo cunto aan ku fiicnayn oo qofka cudur u keeni karta.
tayada cuntada ayaa la eegayaa.
baradhada waxay ka mid tahay iyo basashada cuntada nafaqada badan basasha waxay u fiican tahay raga sidoo kale caafimaadka guud ahaan way u roon tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More