Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa

Su’aasha:

Asc bahda daruur.com aad ayaad ugu mahadsan tihiin Adeega bulshada gaar ahaan xaga caafimaad ka oo aad dusha urida teen waanad kumahadsan tihiin Alle haydin ka abaal mariyo Adeega caafimaadka ee aad haysaan haday noqoto talo tusaale iyo wax walba oo caafimaadka laxidhiidha thnkz) su aa shayda

Dr habeen kii waxaan isku Arkay hur aan inama caadi ahayn Ama hurdo aad ubadan habeenkii Anigoon dhamaysan danahayga Ayaan dareemaya lulo aad ubadan marka lagaadho 900pm Ama habeenka markaa dr maxaa keena maxaanse iskaga yarayn karaa isoo jawaab hadaad Aragto su aashan thnkz

Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa
Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa

Jawaabta:

Hurdada habeenkii kuu timaada waa wax dabiici ah wayna kuu fiican tahay, waxaad ogaataa qofka hurda habeenkii qabato inuu yahay qof caafimaad haysta oo noloshiisa dabiici ay tahay.

Waxaan kula talinayaa habeenkii inaad huruddo, waxaana kuu keenaya deganaanshaha iyo murug la’aanta iyo fikir la’aanta, waana caadi.

Qofka hurdada wuxuu ku yareyn karaa inuu cabbo qaxwo joos leh iyo shaah renji caleenta ay ku badan tahay, iyo inuu arrimo isku mashquuliyo, waxaa kaloo hurdada yareeya inay caloosha eber tahay, dheregta hurdo ayay keentaa, sidoo kale bariis badan la cunayo hurdo ayuu keenaa.

Fadlan Facebook ku shargareey

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More