Hooyadey ayaa riyo ku aragtay anigoo wiilal badan i dilayaan

Su’aasha:

Sxb waku salaamay waxay Hooyadey iisheegtay mar dhexdaas inay ku riyootay anigoo guri laygu goobanaayo oo wiilal badan i garaacaya iyadana ay ku soo naxday

Hooyadey ayaa riyo ku aragtay anigoo wiilal badan i dilayaan
Hooyadey ayaa riyo ku aragtay anigoo wiilal badan i dilayaan

Jawaabta:

Waan ku salaamay saaxiib riyada waxay tilmaamaysaa in dad wax idinka dhexeyn doono oo wax aad ku doodi doontaan, marka taxdar ka qab waxyaalaha qaar, sidoo kale riyada khayr ayay noqon kartaa garaacidda mararka qaar waa faa’ido uu qofka dad ka helayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More