Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso

Somali Canadian journalist Hodan Naleye presents the news in Somali language

Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso

Hodan Naleye iyo Ninkeeda iyo dadka kale lagu laayay soomaali gaar ahaan Kismaayo, ma aha qorshe yar, ee waa qorshe aad u weyn weyn.

Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso
Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso

marka aad u laabato Hodan Naaleye hadaladeeda iyo fikirkeeda waxay ahayd gabar soomaaliyeed dareentay qiimaha dalkeeda, waxaad dareemi kartaa siday u jeclaatay dadka iyo dhaqanka.

Hodan xijaabka ayay xiratay hadalkeeda oo dhan wuxuu isu rogay inay umadda soomaaliyeed ka waaniso waxyaalaha ay ku jiraan ee ah burburka iyo qabyaaladda.

Soomaalida dhaqan waxay u leeyihiin inay ka faanaan waxyaalaha iyaga dhaqanka u ah, tusaale ahaan cuntadooda ayay ka faanaan waxaad arkaysaa dad ka faanaya soorta iyo cambuulada, waxaad arkaysaa dad ka faanaya kobaha maadeyga loo yaqaano oo bambiirada lugaha babuurta laga sameeyo, waliba waxaad arkaysaa inay ka fanaan meelaha ay ku dhahseen qof kaste soomaali ah wuxuu sheegtaa inuu ku dhashay Muqdisho, xitaa markay tagaan dibadda waxay raadiyaan inay dagaan magaalada madaxda, taasoo dhan waxaa sabab u ah liidnaanta iyo dulliga ay ku nool yihiin, badownimo meel sare ayay ka joogan, waxay tusaale u noqdeen xumaan iyo burbur iyo gaajo faqri, dadka caalamka ku nool tusaaleha xun waxay usoo qaataan soomaali.

Laakin marka aad eegto Hodan Naleye waxay ku jirtay dadka isku dayay inay soomaali kalsoonida usoo celiyaan, waxay ka fiican  tahay 1000 soomaali oo iska dhigaya inay aqoon leeyihiin.

Waxay ahayd gabar geesi ah oo dalkeeda jecel oo dadkeeda rabtay inay dhulkooda dhistaan oo horumar gaaraan.

Daawo muuqaalkan siday u qiimaynayso af soomaaliga. waxaad arkaysaa haween badan oo ku nool dibadda oo ku dhahaya aniga caruurtayda ma baro afka soomaali, dad badan ayaa jira illaaway inay soomaali yihiin haddii ay awood u lahaan lahaayeen midabka inay iska dhaqaan way sameyn lahaayeen.

 

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan

Somalis have a culture to be proud of the things that are their culture, for example they are proud of their food you see people who are proud of their food, you see people who are proud of the so-called beans and the bamboo of the legs of the bamboo, you also see that they are proud of the places where they said that every Somali person says that he was born in Mogadishu, Even when they go abroad they seek to live in the capital city, all of which is due to the poverty and humiliation in which they live, they are in a high position, they have become examples of evil and destruction and hunger and poverty, people around the world take the bad example of Somalis.

But when you look at Hodan Naleye it was among the people who tried to restore confidence in Somalis, it is better than 1,000 Somalis who pretend to have knowledge.

She was a brave girl who loved her country and her people wanted to build their land and make progress.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More