Hodan Naaleeye maxaa lagu xusuustaa

Memories of courageous Somali journalist Hodan Naleye

Hodan Naleye oo si fudud ugu dhex faaftay bulshada Soomaaliyeed waxay dhexgashay dadka oo dhan.
madaxda iyo dad weynaha waxaad ka garan kartaa sawirada ay ka qaadeysay dadka ay la kulmayso.

sawirada Hodon Naleye ayaa astaan u ah qaabka ay soomaalida u dhexgashay iyadoo aan si fiican u garanaynin afka soomaaliga iyadoo kusoo barbaartay bulsho ka duwan dhqan ahaan dadka soomaalida haddana awood waxay yeelatay inay dadka dhex jiirto oo cdkeeda meel kaste ay geyso dad badan ayaa bartay waxayna noqotay gabar soomaalida dhan barteen. waxaa lagu xusuustaa inay ahayd qof soomaalida jecel oo rabta dalkooda inuu noqdo mid hormar leh.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More