Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa

Hilibka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan nolosha.
wuxuu kaalin weyn ka qaataa  koritaanka jirka iyo seedaha.
hilibka waxaa ku jiro Burutiin.

Hilibka shiilan waxtarka uu leeyahay
Hilibka shiilan waxtarka uu leeyahay

midkaas oo kordhinaya maaddo lagu magacaabo Dopamine taas oo ah maaddo kimikaal ah oo maskaxda saameysa waxayna keentaa kacsi.

sidoo kale hilibka wuxuu wataa maaddo lagu magacaabo Zinc iyadana waxay siyaadisaa qooqa ama kacsiga.

waxaan shaki ku jirin hilibka aan baruurta ku badnayn inuu ninka iyo naagta siiyo awood xagga raaxada sariirta.
dadkii hore waxay ku noolaayeen hilib kaliya.
hilibka wax badan ayuu wataa, oo jirka wax weyn u tara.
dadka cayilka u baahan hilibka ayaa cayil u keeni kara.
hilibka nooc walba ha haado.

hilib ari ama hilib lo’ ama hilib geel.
waxaa ugu fiican hilibka idaha.

 

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

 

Meat is one of the most valuable foods in life.
It plays a significant role in the growth of the body and seeds.
the meat contains Burutiin.
that increases a substance called Dopamine which is a chemical substance that affects the brain and causes arousal.

Meat also has a substance called Zinc and it increases the erection.

I have no doubt that meat that is not high in fat will give the man and woman power in terms of comfort in bed.
the ancients lived only on meat.
Meat carries much with it, and is of great benefit to the body.
people who need obesity for meat can cause obesity.
Let the meat of all kinds.

goat meat or beef or camel meat.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More