Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya
Su’aasha:
Labo bilood ayaan xaas qabaa habeenka aqalgalka si fican ayaan u sameeyay wan bigrajabiyay laakin todobaad kaddib waxan isku arkay dareen la’aan siiba marka aan u galiyo guda siilka markaan kaligayga ahay waa taagan yahay laakin marka aan bilaabo waa iga damaa.
Jawaabta:
Waxa ku haysta waa dhib la xiriira nafta, waxaa laga yaabaa cabsi inay kusoo gashay ama waswaas iyo fikir marka waxaa lagaa rabaa inaad is dejiso oo aad badiso istiinka sidoo kale inaad cunto kalluunka iyo ukunta iyo saliid macsarada iyo saliid saytuunka, sidoo kale jimicsi iyo socod samee, inshaa Allaah waad fiicnaanaysaa.
Qaliinka qurxinta sanka waa maxay
Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa
Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay
What you have is a psychological problem, maybe it’s fear or obsession and thinking, so you need to relax and increase your metabolism and also eat fish and eggs and olive oil and olive oil, as well as exercise and walking. Do it, God willing, you will get better.