Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha

Female Circumcision and Feeling of Girls

Gudniinka gabdhaha waxaa laga wadaa in gabadha laga jaro kintirka qeyb ka mid ah waa gudniinka sunniga midkaas, gudniinka fircoonigana waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo faruuraha yaryar qaar baa ka jira gabdhaha faruuraha waaweyn.

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha
Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha

gudniinka diinta lagu sheegay ma aha midka fircooniga waayo gudniinka fircooniga dhibaatooyin badan ayuu u keenayaa gabadha, wuxuu sababayaa waxyaalo badan oo naagta dhib u keenaya mustaqbalka gaar ahaan marka dhiigga caadada u imaanayo sidoo kale marka nin guursado ama marka ay uur qaaddo oo ay dhalayso,
Gudniinka saameys ayuu ku leeyahay kacsiga dumarka  guud ahaan, marka gabadha la gudo kacsigeeda wuu yaraanayaa, laakin dumar ayaa jiro oon kacsigooda yaraanin siiba naagaha ka kacsado gudaha cambarka, dareenkooda wuxuu ku jiraa gudaha farjiga, kuwaas gudniinka ma saameeyo, laakin wuxuu saamaynayaa naagaha ka kacsado afka hore cambarka ama faruuraha ama kintirka, dad badan ayaa la yaabo naag fircooni oo guday haddana aad u kacsi badan sidey ku dhacday, sirta ku jirto waa kacsiga qaabka uu yahay qacsi bannaanka ah iyo kacsi gudaha ah.

 

Xadiis Yaa ku soo arooray gudniinka suniga oo ah:

 

(أن امرأةً كانت تَخْتِنُ بالمدينةِ فقال لها النبيُّ صلى الله عليه وسلم: لا تُنْهِكي فإن ذلك أحظَى للمرأةِ وأحبُّ إلى البعلِ).

 

(Haweeney ayaa Madiina ku gudi jirtay (gabdhaha) wuxuu ku yiri rasuulka (SCW): Ha ku xeeldheeraanin (gooynta) taas ayaa naagta u roon ninkeedana ugu jecel yahay)

 

Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran
Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran feeling of man & woman

Waxaa wariyay Abuu Daawuud

 

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More