Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

Geedka Gensing oo Faa’idooyin badan leh waxaa ka mid ah sedex faa’ido aad u waaweyn.

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa
Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

1- raga geedka ka daciifay ayuu bir oo kale uga dhigaya.

2- dadka maskaxdooda aan wax qaban karin awoodda xifdiga ayuu usoo celiyaa.

3- dadka daalka iyo tabardarida ka sheegto ayuu siiyaa awood aad u ballaaran hadalkan waa dhab 100% oo la hubo waxaad ka akhrisan kartaa halkan.

Waxaa aadka loogu adeegsado waa xaga dareenka kacsiga  nimanka dareenka ka yar yahay ayaa lagu daaweeyaa geedka gensing.

waxaa la helaa isagoo kaabsol ah oo la cabbayo waxaana laga helaa farmashiyaha.

geedkan marka lagu daro malab saafi ah ninka wuxuu usoo celinayaa ragnimada hore yaraantiisa.

waxaa kaloo daawo uu u noqonayaa raga siigada ka badatay oo geedka ka tabarbeelay wuxuu usoo celiyaa raganimada ay waayeen.

sidoo kale raga geedka ka jilcay iygauna wuxuu u adkeeyaa xubinta taranka kacsigana wuu u kordhiyaa.

waa geed faa’idooyin badan leh.

 

Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo

 

Ginseng Tree Benefits There are three major benefits.

1- He makes the man weaker than the tree like iron.

2- It restores the ability of memory to people whose minds cannot do anything.

3- He gives a lot of power to people who are tired and weak.

This statement is 100% true and you can read it here.

It is most commonly used to treat erectile dysfunction in men with ginseng.

It is available as an oral capsule and is available at pharmacies.

When this plant is mixed with pure honey, the man returns to his old manhood.

There is also a cure for men who have grown out of the dust and have trained from the tree,

it will bring back their lost manhood. Also,

the plant softens the penis and increases the erection. It is a plant with many benefits.

 

Halkan ka daawo waxtarka uu leeyahay geedka gensinga

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More