Gabdhaha dareenka badan xalkooda

Gabdhaha dareenka badan xalkooda

Su’aasha:

SCW webka daruur waa web loo bahan yahay somalida ad bay ugu bahan yihin su’alaha qarkood dad toos loma weydiin kro lakin webkina qofka su’asha u rabo ayu so diraa, aniga su’aal aan qaba oo ah xaga dareenka waxan isku arkay nin markaan arko inaan cabsado qoyaan badan baa igaso dataa xubinta tarankana waxan ka dareemaa boodbood wadanahana way i garacaman gabar kacsi badan ayan ahay waxna ma sameyo ragna ma laha hadlo mararka qar riyo ayaan arkaa oo galmo ah ama nin qaawan, aad ban ugu fikiraa raaxada hadaba maxaa talo aad isin kartaan kacsiga noocas ah cudur maa la dhihi karaa dumarka dhamaan sidas miyay dareman gabdhaha yaryar oo hadasoo qaangaray?

Gabdhaha dareenka badan xalkooda
Gabdhaha dareenka badan xalkooda

Jawaabta:

Dadka way ku kala duwan yihiin dareenka kacsiga, gabdho waxaa jira aad u dareen badan xataa aragtida ninka wax ku dareemo, marka adiga waxaa kula gudboon inaad guursato haddii suurtagal ay kuu tahay.

Haddaadan guur awoodin hadda, waxaad ka fogaataa wixii dareenkaaga kicinaya isku mashquuli wax fiican oo ka fog kacsi iyo dareen naagnimo, salaadda ku dadaal quraanka kahriso.

Haddii aad sii raaraacdo raaxada aad shegayso xumaan ayaad lugaha la galaysaa.

 

Boogta Madaxa Geedka Ninka Maxaa Daawo U Ah

Finka Dhalfada Ninka Ma Aydhis Buu Astaan U Yahay

 

People differ in the feeling of arousal, girls there are very emotional even in the opinion of the man who feels something, when it is up to you to marry if possible for you.

If you are unable to marry now, avoid what arouses your feelings and engage in what is good and far from arousal and a feeling of womanhood, and pray diligently in the Koran.

If you continue to enjoy the pleasure you say, you will get into it with your legs.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More