Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

Su’aasha:

asc walalayaa waxaan rabaa inad ii sheegtaa ninka finka dhalfada guska kaga soo baxoo xanuunka badan ma wuxu astaan u yahay qofka inu feeraska aydhiska inu hayo, fadlan iga jaahil bixiya.

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay
Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

Jawaabta:

Finka xubnaha taranka sababo badan ayaa keeni kara, bakteeriya ayuu ka dhalan karaa, waxsakh baa keni kara, aydhiska sidaas laguma ogaado, waxaa laga yaabaa waswaas inaad ka qabto aydhiska, finka muddo kadib uu iska baaba’aa haddii uu reysan waayo markaas ayaad iska baari kartaa wixii aad ka shakisan tahay.

 

Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa

Genital warts can have many causes.

They can be caused by bacteria, they can be caused by something else.

It’s not diagnosed that way. You may be concerned about having an infection.

The warts will disappear after a while.

If they don’t heal, then you can get tested for what you suspect.

Leave a Reply